Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/0hybuKP1ZHg
Browsing: Somalia
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuusan faraxsanaan doonin haddii Dowlada Kuuriyada Waqooyi ay tijaabiso gantaal kale oo Niyukleer ah,…
Xasan Cali Kheyre ayaa tilmaamay muhiimadda ay ciidamadani u leeyihiin Amniga Caasimadda, isagoo kula dar-daarmay in gacan buuxda lagu qabto…
1- Waa in dhammaan gaadiidka Plka ah ee loo yaqaan Caasiga, Dhikilooyinka iyo Taksiyada (Probox) loo sameeyo tirakoob lambaro u…
Waxaan ku bilaabayaa magaca Allah ee naxariis oo dhan iska leh…. Suaal… Jaalle Madaxwayne waddanka waxaa ka jirta colaad ah…
Roob xoog badan ayaa labadii maalmood ee udanbeeyay ka da’ay deegaamada Puntland intooda badan. Hadaba Roobkaas ayaa kiisii ugu xooga…
Maxkamadda Gobolka Banadir ayaa soo saartay amar lagu soo xidhayo Agaasimihii hore ee Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Cabdirisaaq Cali Yuusuf Bahlaawi…
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, oo ka hadlayey isku soo bax loogu dabaal degayey boqolkii maalmood ee ugu horeeey ee uu…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fadaraalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo weheliyo Wasiirka Amniga Mudane Maxamed Abuukar Islow (Ducaale)…
Madaxweyaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Dowladda Itoobiya…
Madaxweynaha Dowlada Puntland Mudane Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa khudbad uu ka jeediyey daahfurka Wadada isku xirta Garoowe iyo…
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo saacado kahor soo daahfuray mashruuca dhismaha jidka Garoowe iyo Eyl ayaa…
Kismaayo,idilnews,Iyadoo ay qayb ka tahay dadaalka ay Dowlada Jubbaland ugu jirto xoraynta Dalka ayuu Maanta mar kale Madaxweynaha Dowlad Goboleedka…
Kismaayo,idilnews,Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Maanta oo Sabti ah tababar usoo xiray Ciidamo katirsan…
Madxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti uu hogaaminayo ayaa maanta 29 April 2017 dalka dib ugu…
Halkani waa #juwaay waa Jaziirad ku taala xeebaha Jubada hoose waxay u dhawodahay Magaalada Kismaayo maanta mar an booqday waxan…
Madaxweynaha Dawlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo waftigisii ayaa soo gaaray caasimada Puntland ee garowe. Madaxweyne Gaas ayaa isla…
Madaxweynaha Dawlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo waftigisii ayaa saacado kadib waxaa laga sugayaa Magaalada garowe ee caasimada Puntland.…
Kuuriyada waqooyi ayaa gantay gantaal kale oo ah nooca Ballistica , Saacado uun kaddib markii xoghayaha arrimaha dibada ee Mareykanka…
Roobab wanaagsan oo ay ku diirsadeen duunyada ay abaartu samaysay ayaa ka da’ay deegaano kala duwan oo kamid ah Gobalada…
War murtiyeedka oo uu ku saxiixnaa Madaxweynaha Maamulka Gobolada Dhexe ee ay taageeraan culumada Ahlusuna Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan…
Dalka Turkiga, waxaa uu mashaariic badan ka fuliyaa Soomaaliya, waana dal ay Soomaalida ku tilmaamaan in uu indhaha…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/KMS-7AqgyZw
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fadaraalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hoggaamineyey ee booqashada ku tagay dalka Turkiga…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/0Jh4iDOgDdI
Qoraal cusub oo la soo bandhigay ayaa lagu sheegay in lataliyihii hore ee amniga qaranka Maraykanka Micheal Flynn inuu lacago…
Madaxweyne Donald Trump ayaa markale ka digay in uu billaaban karo dagaal wayn oo lala galo Kuuriya Waqooyi kaas oo…
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland ayaa dalka Itoobiya uga qeybgalay shir arrimaha Afrika iyo kheyraadkeeda looga hadlayo. Gaas ayaa BBC-da uga…
Madaxweyne Gaas iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta kusii jeeda Magaalada Gaakacyo ee xarunta Gobolka Mudug. Madaxweynaha oo maalmihii…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/H8pH2NfOuz8
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/YynpIUeMdjI
Deegaano Hoos yimaada magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Cayn ayaa waxaa Xalay ka Curtay Roobabkii gu’ga ,deegaamada Buuhoodle ayaa ahaa…
Madaxweyne kuxigeenka dawladda Puntland ahna Kusimaha Madaxweynaha Eng Cabdixakiim Xaaji Cumar Camey ayaa shir jaraaid ku qabtay Qasriga Madaxtooyada Puntland…
Tv-ga caalamiga ah Idil Tv oo waraysi dhinacyo badan leh la yeeshay Duqa magaalada Gaalkacyo Maxamed Yaasiin Tumey. Tumey ayaa…
Qarax weyn ayaa ka dhacay meel u dhaw garoonka caalamiga ah ee Dimishiq ee dalka Suuriya. Qaraxaasi waxaa xigay dab…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta u magaacabay Maareeyaha Guud ee Hey’adda Saadaasha iyo Duulista Hawada Yuusuf Cabdi Cabdulle…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay xarunta Villa Hargeysa kulan gaar ah kula qaatay Gudoonka sare ee Baarlamaanka…
Deegaamada ay raxmaddai gu’gu ku hoortay saacadihii ugu dambeeyey ee ka tirsan Puntland waxaa ka mid ah Gobollada kalaah:- …
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed, ayaa amar uu soo saaray waxaa uu ku faray Waaxyaha…
Murtida Maanta [Thought of the Day] Beddelidda dunida ayuu qof walba ku fekeraa, hayeeshee beddelidda naftiisa qofna kuma fekero. Everyone…
Dowladda Puntland ee Soomaliya iyo dowladda Itoobiya ayaa isku afgartay heshiiskii ugu dambeeyey ee lagu doonayo in lagu furo kastam…
Dawladda Shiinaha ayaa soo bandhigtay Markab diyaaradaha xambaara, arrintaas oo xoojinaysa awoodda milatari iyadoo bartanka lagaga jiro xiisadda sii kacaysa…
Hay’adaha socdaalka ee Mareykanka ayaa ku wargeliyay safaaradda Soomaalida inay joojinayaan qabqabashada dadka Soomaalida ee sharci darada ah oo aan…
Shacabka turkiga iyo shacabka soomaaliyeed Taariikh dheer ayaa ka dhaxaysa sanadahii laga soo bilaabo 2010 ilaa hada 2017 xiriirka turkiga…
Taliska Qeybta Booliska ee gobolka Bari ayaa magaaladda Bosaso ku soo Bandhigay 5 nin oo La sheegay iney wateen waxyaabaha…
Labada Madaxweyne ayaa qaatay kulan gaar ah oo ay uga wada hadleen xiriirka labada dal, Madaxweynaha Fadaraalka Somaliya Maxamed Cabdullaahi…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fadaraalka Soomaaliya iyo wafti uu hoggaaminayo oo ku sugan magaalada Ankara ee caasimadda dalka Turkiga ayaa si weyn…
Kismaayo, Jubbaland,idilnews.. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta oo Arbaco ah si rasmi ah…
Maxaa Deeqa Bulshada Dal-udug? WAXAA QOREY; Axmed Cabdirisaaq Raajucuun. Nairobi, Kenya. Mudada labaatanka sano ku dhow ee Bulshada reer Dal-udug…
Hay’ada Psaweyn oo Puntland uqaabilsan Biyaha iyo Macdanta, ayaa markale soo bandhigtay lix Gaari oo ah nooca loo yaqaan booyadaha,kuwaasoo…
Wakiilka Ethiopia uqaabilsan urur goboleedka IGAD Jen.Gabre,ayaa madaxweynaha Somaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ku eedeeyay inuu ixtiraam daro umuujiyay ciidamada Ethiopia…
Howlgal xoog leh oo ay sameeyeen ciidamada amaanka ee Magaalada Boosaaso ayey u suurta gashay caawa inay gacanta ku soo…
Murtida Maanta [Thought of The Day] Isbeddelku waa huriweydo. Isbeddelku waa joogto. Benjamin Disraeli Change is inevitable. Change is constant.
Labadii Diiq ee Dirirayay iyo Gallaydhka Waxaa jirey laba Diiq oo deyrbeereed qudha ku wada noolaa oo aan indhaha iska…
Guddiga difaaca ee baarlamanka Soomaaliya ayaa kasoo horjeestay qorshaha dhismaha ciidamada qaran ee Soomaaliya ee dhowaan ay isku raaceen dowladda…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/wsmYzX8uzFM
Waxaa magaalada Garowe lagu qabtay shir looga tashanayo xaalada amni Puntland. Shirkan oo shir gudoominayay wasiirka Amniga Puntland Cabdi…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/uwTOKcRSDbI
Madaxweyne xigeenka Dawlada Puntland Cabdixakiin Xaaji Cumar Camey ,ayaa maanta daahfuray shirka horumarinta magaalooyinka ee loo yaqaan JLPG. Camey…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi “Farmaajo” iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa u duulay Waddanka Turkiga. Waftiga Madaxweynaha waxaa ka mid ah…