Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan,ayaa jeediyey khudbaddii gabagabada isu soo baxyadii ugu dambeeyey ee ku aadan aftida Axada dhacaysa ee…
Browsing: Somalia
Xaflad Ballaaran oo xil wareejin ah ayaa caawa ka socota xarunta maamulka gobolka Banaadir ee magaalada Muqdisho taasoo ay ka…
Fiidnimadii caawa ayaa kooxo hubeysan waxaa ay ku toogteen qof shacab ah degmada Xamar Jajab ee gobolka Banaadir kuwaas oo…
Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta Su’aalo kala duwan Waydiiyey Xeer Ilaahiyaha Guud ee Qaranka Soomaaliya.hoos ka daawo…
Madaxwaynaha dowladda Fadaraalka Somaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta warqaddaha aqoonsiga safiirnimo ka gudoomay Safiirka dowladda Shiinaha u fadhiisan doonna…
Madaxweynah Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta ka qayb galay shirka ay yeshaan madaxda DFS iyo Dawladdaha…
Shirkan ayaa waxaa arimaha ugu muhiimsan waxaa kamid ahaa:- 1. Abaaraha 2. Siyaasadda 3. Shirka London 4. Amniga. Madaxwaynaha…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/iVrWKzXpIdQ
Roobdoon iyo Xadradda Xerta [Sheeko Gaaban] Tuulada Jawaarey, u dhexeeysa degmooyinka Baardheere iyo Saakow, ayaan muddo laba iyo toban…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Goor Dhow Madaxtooyada Soomaaliya ka furay Shir u dhexeeya Dowladda Dhexe iyo Dawladaha xubnaha…
Dawlada Puntland ayaa amaro kasoo saartay urur-diimeedka Al-saadicuuna Bil-xaq. Kulan ka dhacay Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland ayaa lagu…
Shiinaha ayaa ka digay dagaal ka dhex qarxa dalalka Mareykanka iyo Kuuriyada waqooyi, iyadoo xiisada udhaxeysa labada dal ay cirka…
Kullan saddex-geesood ah oo magaaladda Moscow ay ku yeesheen wasiiradda Arrimaha dibada ee Ruushka, Iiran iyo Siiriya ayaa mar kale…
Waa Calako Waa calako meel yuurartiyo, cunug aan weynaane Waa ciiryaamo roob da’ahayoo, ciiro iyo qiiqe Waa baradho ceeriin…
Oday iyo Wiilashiisa Aabbe wiilashii uu dhalay oo qoyskiisa ka mid ahaa ayaa si joogta ah dhexdooda u cilaaqtami jirey.…
Xigmad 1. Naf iyo jaarkaaga xurmee! 2. Ehel iyo sokeeyaba xaqdhawr! 3. Xaas iyo ubadba xannaanee! 4. Dal iyo…
Murtida Maanta [Thought of the Day] Qofka waxgaradka ihi go’aammadiisa ayuu qaataa, aqoondarranese ra’yiga guud ee dadweynaha ayuu raacaa.…
Waxaa la filayaa sida qorshaysan in maalinka beri ah uu furmo shirka Madaxda Somalida . Shirkan waxaa iskugu imaandoona…
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 14 April 2017 kulan kula yeeshay xafiis kiisa uu ku…
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 14 April 2017 kulan kula yeeshay magaalda muqdisho gaar ahaan…
Sidaan la socono maalinta Axada waxaa waddamada Reer galbeedka ka dhacaya waxa ay u garanayaan Easter Day, midaasi oo ay…
Ammaanka dalka Kenya ayaa la adkeeyay inta lagu gudo jiro munaasabadaha Easterka iyadoo booliskana ay ka codsanayaan dadka inay taxadaraan…
Mudanayaasha Baarlamaanka Fadaraalka ah ee Soomaaliya oo kulan ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho ayaa doortay qaar ka…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed islaam oo soo gaaray Magaalada Muqdisho ayaa kulan la qaatay Danjiraha Dowlada ingiriiska u…
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud oo ay hadda Maamulaan Maamulka Gobolada Dhexe ee Ahlusunna ayaa…
Qaar ka mid ah Jaamacadaha magaalada Muqdisho ayaa sheegay inay shaqada ka fariisiiyeen shaqaale ka tirsanaa jaamacadahaas oo shaaciyey inay…
Militariga dalka Mareykanka ayaa bamkii ugu weynaa oo aan nukliyer ahayn, markii ugu horeysay ku dhuftay gobolka Nangarhar ee bariga…
Dowladda Maraykanka ayaa ciidan u dirtay Soomaaliya si ay gacan uga gaystaan tababaridda ciidamada dagaalka kula jira kooxda Al-Shabaab. Waa…
Bamkan oo loo yaqaan “Hooyada bambada” GBU-43/B MOAB ayaa markii ugu horeeyay la tijaabiyay sanadkii 2003 balse si rasmi ah…
Suuqyada waawayn ee magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera ayaa maanta gebi ahaanba xidhnaa, kadib markii ganacsatadii suuqyadaasi ay sameeyeen shaqo joojin.…
Madaxweynaha dalkan Maraykanka Donald Trump ayaa arbacadii shalay ku dhawaaqay in isbahaysiga NATO uu yahay mid muhiimaddiisu ay weli taagan…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/oTMy7rt7WHw
Ruushka ayaa codka diidmada qayaxan ku horjoogsaday qaraar qabyo ah oo ay soo diyaariyeen Maraykanka, Britain iyo Faransiiska, kaasoo lagu…
Gudoomiyaha Maxkamada Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabkasida G/sare Xasan Cali Nuur Shuute oo ku dhawaaqay xukunka ayaa sheegay in raga…
Madaxweyne Gaas iyo wafti balaaran oo uu hogaaminayo ayaa saakay u anba baxay Magaalada Muqdisho. Madaxweynaha oo ay garoonka…
Guddoomiyaha cusub ee gobalka Banaadir ahna duqa Muqdisho Thaabid Cabdinayaa waxa uu goor dhaw ka soo degay garoonka diyaaradaha Aadan-cadde,…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/N_j8mmUV0qc
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/7njfzVEwksU
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/ScOpbpAFV0c
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/uM4pM8EN6Kc
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, Ra’iisul wasaaraha, Wasiirka Difaaca, Wasiiru dowlaha, Wasiir ku xigeenka, Taliyaha ciidanka Xoogga dalka, talyeyaasha ciidamada Qalabka sida,…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo, ayaa munaasabadda xuska sannad-guurada…
Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Muqdisho wada hadalo uga furmaan Maamulka Gobolada dhexe ee ay tagaeeraan Culumada Ahlusuna iyo…
Qaramada Midoobey ayaa sheegtay in sanadkan ay kordheen weerarada u badan qaraxyada ay dagaalyahanada Al Shabaab ka fulinayaan magaalada Muqdisho,…
Maxamuud faarax Ashkir Farasle agaasimaha cusub ee laanta socdaalka Jinsiyadaha Puntland ee dhawaan madaxweyne Gaas u magacaabay,ayaa xilkii kala wareegay…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fadaraalka Soomaaliya Maxamed C/laahi “Farmaajo” ayaa dalka dib ugu soo laabtay keddib markii uu soo dhameystay safar shaqo…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/TyU-bCygmKM
Halkan ka akhriso war Saxafadeedka:- Ku: Xiriirka Kubbadda Cagta Puntland Garoowe Ku: Agaasimaha Dhaliyarada iyo ciyaarah Puntland Garoowe…
Gudoomiyaha Midawga jaaliyadaha Puntland ee Yurub (Spedu) Siyaad Cali Jaamac ayaa si weyn usoo dhaweeyay heshiiska Puntland iyo Shirkada DPWorlad…
Waxaa maanta Duqa Gaalkacyo daahfuray barnaamij dhiraynta magaalada ah iyo 2-Beerood oo lagu nasto . Mahsaariicdan ayaa lagu fulin doona…
Madaxweynaha sida lama filaanka ah lagu doortay ee farmaajo ayaa ka war wareegaya ama aananba fahansanayn waxa dhabta ah ee…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/fh7Dq_oW_sQ
Duqeyntii uu Maraykanka uga jawaabayay weerarka laga shakisan yahay in loo adeegsaday kiimikada, ayaa waxaa ku burburay 20% diyaaradaha dagaalka…
Ciidanka Booliska Somaliland ayaa xabsiga dhigay saddex ka mid ah Kooxda Al-Saaddicuuna Bil-xaq ee dhawaan looga dhawaaqay dalal ay ka…
Madaxweyne Farmaajo oo kulamo la qaatay madaxda Imaaraadka Carabta, ayaan ilaa iyo hada faah faahin laga hayn waxay kawada hadleen,…
Socdaalka Keating uu ku tagay Imaaraadka Carabta ayaa ka dambeeyay,markii Madaxweyne Farmaajo iyo wafti uu hoggaaminayo ay booqasho rasmi ah…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa kula kulmay magaalada Abu Dhabi Caasimadda dalka Imaaraadka Carabta ee Midoobay, Dhaxalsugaha Abu Dhabi…
Munaasabada Tababarka loogu soo xiray Ciidankan ayaa lagu qabtay xerada ay Ciidamada ku tababaraan dowlada Imaaraatka ee kutaala Agagaarka Kuliyadii…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa maanta kormeer howlleed ku tagey Dekadda weyn ee…