Natiijada Hordhaca ah Ee Degmada Dhudhub. https://twitter.com/JibrilQoobey/status/1662079612908720129?t=roE6R-XbJtq_MOaPOwm_CQ&s=19
Browsing: Somalia
Tpec,waxay mudan yihiin bogaadin ku Aadan sida cajiibka ah ee ay uguteen waajibkooda shaqo. Afar Boqol oo Goobood,ayay Hal Seejo…
Waa Mahadsan yihiin Maraykanka,Midowga Yurub iyo guud ahaan Beesha Caalamka ee dhiirigelinta iyo taageerada la garab taagan Dimuqraadiyada Puntland. Bogaadinta…
Halkan ka daawo muuqaalka https://twitter.com/JibrilQoobey/status/1662063097291390979?t=zc4fQX912VSyjwxcN7Fo0A&s=19
Halkan ka daawo muuqaalka https://twitter.com/JibrilQoobey/status/1662050612182147074?t=M2Lnjrkf6RLc8wg806Izlg&s=19
Halkan ka daawo muuqaalka https://twitter.com/JibrilQoobey/status/1662050525762789381?t=x4xAhnm-t_OE2SOldNHRiQ&s=19
Halkan ka daawo muuqaalka https://twitter.com/JibrilQoobey/status/1662048717807968256?t=ZZyLLxYqwUxYGcBbFuuCMQ&s=19
Halkan ka daawo muuqaalka https://twitter.com/JibrilQoobey/status/1661898456301023232?t=pY0__JSAdOz03-qTlGVDZQ&s=19
Batuulo waxay Aabaheed iyo Hooyadeed ka yimaadeen Baydhabo,balse Burtinle ayay ku dhalatay,ku ilmo dhashay kana codaysay saakay,iyadoo faraxsan oo isla…
Hambalyada Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni ee Doorashada Goleyaasha deegaanka Puntland. Halkan ka daawo muuqaalka https://twitter.com/JibrilQoobey/status/1661899415731200000?t=X8F71T8jp5RUKACIyDWwcw&s=19
Dhamaan,waxaa si nabad ah kusoo xirmay Seejooyinkii Codbixinta ee Doorashada Golayaasha Deegaanka Puntland. 7-Gobo. 30-Degmo. 397-Goobood. Halkan ka…
Halkan ka daawo muuqaalka https://twitter.com/JibrilQoobey/status/1661678182141968384?t=S-1baUwll_ZF2bGOZkuscw&s=19
Halkan ka akhriso:-
Doorashada Golayaasha Deegaanka Puntland si buuxda ayay uqabsoomeen. Amni,kala danbayn,ismaqal iyo Shil la’aan ayay ku dhaceen. Si weyn,waxaa looga taxadaray…
Halkan ka daawo muuqaalka https://twitter.com/JibrilQoobey/status/1661728797832671236?t=h2fJkHhD8Q6AdJNwiQWxHA&s=19
Halkan ka daawo muuqaalka https://twitter.com/JibrilQoobey/status/1661697427101843456?t=J93uQLrBhsIZ5aCYCgwM2w&s=19
Shacabka Puntland,ayaa udareeri doona codeynta doorashada Golayaasha Deeggaanka Puntland xaqiiqdii waa horumar aad loogu farxo dhanka xaqa muwaadinka ayadoo ay…
Halkan ka daawo muuqaalka https://twitter.com/JibrilQoobey/status/1661664952887787522?t=Y49OfOqO9KrncqkkzOFU1Q&s=19
Guddoomiyaha Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland Mudane Abdirisak Ahmed Said ayaa aallada fogaan araga internetka kala socda, sida ay Doorashadu uga…
Ilaahay mahadii si qurux badan ayay ubilaabatay una socotaa Cod bixinta guud ahaan Puntland. Waxaan ka adkaanay Sadex Kooxood saakay.…
Halkan ka daawo muuqaalka https://www.youtube.com/watch?v=YKuECqMlzyo
إنا لله وإنا إليه راجعون Alle ha u naxariisto oo janadii ha geeyo Guddoomiyihii hore ee Golaha Wakiillada Dowladda…
Gaalkacyo Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland,ayaa maanta Dagmooyinka Gobalka Mudug u kala diray Shaqaalaha ka shaqeynaya Doorashooyinka Golayaasha Deeganka ee 25Ka…
Guddiga xalinta khilaafka iyo cabashooyinka Doorashooyinka Golayaasha Deegaanka Puntland oo maanta yeeshay kulankoodii koowaad ayaa Guddoomiye u doortay 𝑺𝒉. 𝑨𝒃𝒅𝒊𝒏𝒂𝒔𝒊𝒓…
Maxay ka dhigan tahay taageerada Beesha Caalamka ee Dimuqraadiyada Puntland?. 1. Howsha ay qabatay hay’adda Doorashooyinka ee PL (TPEC) 2.…
Ka hor doorashooyinka goleyaasha deegaanka ee Puntland ee dhacaya 25-ka Maajo, saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka* waxay shacabka Dowlad Goboleedka Puntland ee Xubinta ka ah Dowladda Federaalka…
Qoraalka Xildhibaan Dayax ku qoray bogiisa Facebook ee ah in qalab Milatari oo SSC leedahay lagu qabsaday Garoonka Muqdisho waa…
Xassan,wuxuu aaminsan yahay Somaliya waligeed Dowlad noqon mayso ee waxaa muhiim ah inaan hanti badan samaysto Qof ahaan iyo Qoys…
Ceeldaahir: 22 May 2023 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhoweeyay…
Haylaan: 22 May 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa booqday Qabriga Alle ha u naxariistee Shiikh Cabdiraxmaan…
Dalladda urrurrada bulshada rayidka ah ee Puntland PUNSAA,ayaa manta 400 kor joogtada maxaliga ah ee doorashada u furtay tababarka hababka…
Waxay isku dayeen in ay Siyaasiyan umucaaradaan Dimuqraadiyada oo waxay abaabuleen kulamo,waxba waa ku badali waayeen. Waxay adeegsadeen Saxaafada si…
Macno ay leedahay tagida Xamar xiligan majirto,taa badalkeeda waxbaa uga ba’aya difaaca Sool. In Garaadada laysku sawiro ama waxaan jirin…
30-Casho gudahood,waxaa lagu furayaa Xuduuda Kenya iyo Somaliya dhanka Beledxaawo. 60-Cisho,waxaa lagu furayaa xuduuda Kenya iyo Somaliya dhanka Dhoobley. 90-Cisho,waxaa…
Sanaag Dimuqraadiyada hirgelinteeda,waxay ula mid tahay Dagaalka LC ee SNM lagula jiro. In ay qabsoonto doorashada Golayaasha Deegaanka,waxaa uga xiran…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka KAAH, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Galabta magaalada Badhan kaga qeybgalay isu soo…
Garowe, May 21, 2023: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Mudane Cabdi Faarax Siciid Juxa,ayaa maanta xafiiskiisa…
Aaran iyo R.Faroole markay la kulmeen Gudigii Saakay waxay ku gorgortameen in laga qaado xayiraada oo la laalo dacwada Maxkamada.…
Muuse Biixi,ayaa loo diiday Visa uu ka dalbaday Safaarada Koonfur-Afrika ee Itoobiya. Safaarada,ayaa ku salaysay diidmadeeda dacwad ka taala. Waa…
Santuukhyada Cod bixiyayaasha,ayaa gaaray Gobolka Mudug Galabta Casar liiqii. Waxaa soo afjarmay shaki laga muujinayay in ay gaari doonaan iyo…
Urur Siyaasadeedka Mideeye,ayaa Maanta muujiyay awood xoog leh,kadib markii taageerayaashiisu iskugu soo baxeen Olalaha guud ahaan Puntland. Halkan ka…
Badhan: 20 May 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo,ayaa galabta siweyn loogu soo dhoweeyay…
Garowe, May 20, 2023: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Mudane Abdi Farah Juxa ayaa maantay khadka…
Horumarkan la sheegay in Somaliya ay ka samaysay Barnaamijka Dayn Cafinta oo ay soo gaartay heer fiican,waxuu ku kooban yahay…
Shirka hogaamiyayaasha G-7,waxa ugu weyn ee horyaala,waa in ay keenaan fikrad looga hortagayo khatarta Shiinaha ee caalamka. Dhaqaalihiisa oo kobca,waxuu…
Iskushuban: 19 May 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa caawa xaflad soo dhoweyn…
Abid,ayaa lagu ganaaxay in uu iska sharaxo Gobolka Minisota Naasir Warsame,waxaana lagu eedeeyay kicin Bulsho kadib markii taageerayaashiisu ay Gacan…
Horumarkan la sheegay in Somaliya ay ka samaysay Barnaamijka Dayn Cafinta oo ay soo gaartay heer fiican,waxuu ku kooban yahay…
Halkan ka daawo muuqaalka https://www.youtube.com/watch?v=ut8IoMGXvig
Waa Guul Taariikhi ah in gabi ahaanba la xiray Wadadii Oog ee gurmarka dhaawaca iyo Saadku usoo marayay SNM. Ciidanka…
Waa wax weyn Beelaha Harti oo midaysan kana wada shaqaynaya ilaalsashada Nidaamkooda,Amnigooda iyo midnimadooda. Hal Sano ka hor Garaad Jaamac,waxaa…
Hogaamiyaasha Todobada Wadan ee ugu awooda badan Dhaqaalaha iyo Dimuquraadiyada caalamka ee G-7,ayaa kulmaya. Hiroshima oo ah meesha uu ka…
Waayuhu waa isku eg yihiin,hadafku waa mid,qorshayaashuna waa kuwii oo kale. Hogaamiyaha xiligan iyo kii waagaas,ayaa kala badalan,waa Cabdullaahi Yuusuf…
Banderbayla: 18 May 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa fagaare Kula hadlay qeybaha kala duwan ee…
Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy,ayaa ku biiri doona Shirka hogaamiyayaasha G-7 ee magaalada Hiroshima Wadanka Japan. Hogaamiyaha Japan Fumio Kishida ayaa…
Warbixin ayay soo saareen Guddiga khubarada Qaramada Midoobay ee loo xil saaray dabagalka colaadda ka taagan Laascaanood. Warbixinta oo ah…
Dagaalkii Saaka bilowday hadduu sii Laba jibbaarmay. Aagga Maraaga & Barigaba 3-Jiho,ayuu ka socdaa. Dhuyuc Xuunsho -Dhinaca Galbeed wuu ka…
Taliska Booliska Mudug si weyn,ayuu ugu diyaar garoobay ilaalinta amniga Bulshada xiliga Doorashada. Talye Maxamuud Cabdixakiin oo ah Nin dhalinyaro…