Shiinaha,ayaa ku dhawaaqay inuu saddex maalmood ka bilaabayo marin biyoodka Taiwan dhoolatus milateri,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo…
Browsing: Somalia
Wajigii Labaad ee dagaalka argagixisada B iyo K Dalka,ayaa la qorshaynayaa in uu bilowdo dhawaan. Dagaalka Wajigiisan,waxaa qayb ka noqonaya…
Isagoo Jeebaysan,ayaa lasoo qabtay Sarkaalkan isku dayay in uu la goosto Gaadiid dagaal oo Ciidamada Daraawiishta PL leeyihiin. Waxuu ka…
Magacaabista Cabdikariin Guuleed,waxaa lagu fashilinayaa halganka reer Sool. Dhanka kale,waxaa lagu baritaarayaa Muuse Biixi oo looga soo saarayaa Godka Siyaasadeed…
Puntland waa ku amaanan tahay in ay buuxisay booskii uu lahaa Siyaasiga reer Sool. Magacaabidii Cabdikariin,waxaa si Afgobaadsi ah uga…
Waa magaalo balaaran oo Bulsho fara badan ku nooshahay oo ah Hooyo Dadka barbaarisa oo baahi tirta Bosaso. Waa Magaalo…
Magacaabista Cabdikariin Guuleed,waxaa lagu fashilinayaa halganka reer Sool. Dhanka kale,waxaa lagu baritaarayaa Muuse Biixi oo looga soo saarayaa Godka Siyaasadeed…
Ciidamada Millateriga Israa’iil,ayaa duqaymo ku wada magaalada Qasa ee Falastiin tan iyo fiidnimadii Caawa. Sidoo kale,waxay Gantaalo huwiyeen caawa Lubanaan.…
Madaxweyne Joe Biden iyo Ra’iisul Wasaaraha Canada Justin Trudeau,ayaa si wadajir ah ugu baaqay in si deg deg ah loo…
Shiinuhu,waxuu isku dayayaa in uu ku qabsado saamaynta caalanka Maraykanka. Isku daygiisii ugu horeeyay,waxuu ku guulaystay in uu isa soo…
Xasan Shiikh,Geelle,Muuse iyo Cabdikariin,ayaa Bishan bartankeeda iskugu imaanaya Shir ka dhici doona Jabuti. Magaca Shirka,waxaa la yiraahdaa Somaliya iyo Somaliland…
Madaxweyne Deni Caawa,ayuu saxiixayaa Heshiis cusub oo Puntland iyo Imaaraadku ay iskaga kaashanayaan amniga iyo horumarinta. Heshiiskaas,waxaa lagu Aas-aasayaa Saldhig…
WAR-SAXAAFADEED Magacaabis la yaab leh In kabadan labo bilood waxaa magaalada Laascaanood ka socda dagaal xasuuq ah oo ay ciidamada…
Waxaa saaka Qaadi ka socda Maxkamadda Darajada kowaad ee Gobolka Nugaal uu dhaariyay Guddoomiyayaasha heer Gobol iyo Degmo ee Guddiga…
Wasiirada arrimaha dibadda ee dalalka Sacuudiga iyo Iran,ayaa kulmay markii ugu horeysay muddo ka badan 7-sano. Bayaan ay si wadajir…
Laamaha amaanka Bosaso,waxaa laga rabaa in ay hadlaan soona saaraan xog hordhac ah,isla markaana ugu danbayn keenaan xogta rasmiga ah…
Waxay ahaayeen Sadex Nin waxa weerarka kusoo qaaday Al-macruf Super Market Bosaso. Intaysan gudaha usoo gelin Super Market,waxay irida ku…
Waa hadal gef ah oo ku digasho,marin habaabin iyo difaacid khaldan ku fadhiya. Dagaalka Laascanood,waxaa soo qaaday Maamulka Somaliland ee…
Madaxwaynihii hore ee Maraykanka Donald Trump ayaa Talaadadii maxkamada gobolka New York ka sheegay in aanu wax danbi ah galin…
36-Gawaarida Gaashamaan oo ay ku jiraan Taangiyo iyo Hal Urur oo Ciidan ah,ayaa lagu soo xoojinayaa difaaca Sool. Ciidankaas iyo…
Cabdikariin waa fahansan yahay shaqadiisa haduuba casuntay Siyaasiyiinta iyo masuuliyiinta ka jooga Beesha Isaaq Magaalada Muqdisho. Waxa wax tirsanaya oo…
Donald Trump,ayaa la dhigay xabsiga isagoo noqonaya Madaxweynihii ugu horreeyay oo eedeymo badan oo lagu soo oogay dartood xabsiga u…
Madaxweynhii hore ee dalka Maraykanka Donald Trump ayaa gaaray magaalada New York, halkaas oo la filayo in maanta oo talaado…
Ergayga gaarka ah ee Madaxtooyada uqaabilsan gaarsiinta Adeegyada muhiimka ah Bulshada Deegaamada dib looga xoreeyay argagixisada,ayuu noqday Waare. Waa shaqadii…
Sanna Marin oo ahayd Raysal wasaaraha dalka Finland ayaa ku guul darraystay in ay sii xejisto xilkii ay muddada haysay…
Isbahaysiga mucaaradka Kenya oo toddbaadyadii lasoo dhaafay dibadbaxyo looga soo horjeeday dowlada madaxweyne Ruto waday,ayaa shaaciyay inay hakiyeen dibadbaxyadii. Maanta,ayaa…
Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa “isku diyaarinaya dagaal dhinaca sharciga ah” xilli la filayo in maalinta Talaadada ah…
Mowqifka Wasaaradda Isgaarsiinta Dawladda Puntland ee ku aadan khidmadaha dheeraadka ah ee Dawladda Federaalku kusoo rogtey shirkadda Isgaarsiinta Dalka.
“Haddii Ingiriis tabasho qabo hanoo yimaaddo, san-ku-neefle kale ka dhegeysan mayno xuduudaha SSC.”Ayuu yiri Garaad Mukhtaar oo jawaab gaaban ka…
Muuse Biixi hogaamiyaha Maamulka SNM ee Hargaysa oo Caawa ka hadlay dagaalka Laascaanood,ayaa la shir yimid dood jilicsan oo aan…
Garaadadu way hadleen,waana iska beri yeeleen waxa loogu yeero SL in ay qayb ka yihiin. Doorkii Dhaqanka ee jawaabta hab…
Guddigan oo ka kooban 33-xubnood,ayaa soo saaray war-saxaafadeed ku saabsan magacaabista Rrgayga wada-hadallada Dowladda federaalka Somaliya iyo Somaliland. “Waa soo…
Somali iyo Shisheeyaba uma soo dhaweyn magacaabista Cabdikariin sida Waare loo soo dhaweeyay. Sababtu waxay tahay dhawr qodob oo mudan…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/mNKJoRgzbyo
Xilalka uu Magacaabay Xassan Shiikh Maxamud ee Page Villa Somaliya Lagu Soo Daabacay Laga soo Bilaabo 23/May-2022 ilaa Maanta 1/Apr-2023…
Puntland,ayaa cambaareysay, ergayga Xassn Sh.u magacaabay wada hadalada Somaliland & Dawladda faderaalka. “Xasan Shiikh wax siyaasad ah uma kordhin, mana…
Xukuumadda Puntland,ayaa sheegtay in Somaliland ay abuurtay kooxda Argagixisada ah ee Al Shabaab. Ujeedka ay u abuurtay,ayuu ku sifeeyay Wasiirka…
Garaadada,waxaa laga rabaa in ay cadeeyaan mowqifkooda ku aadan in aysan qayb ka ahayn Sool,waxa loogu yeero Somaliland markale. Ujeedka…
Magacaabistan ma haboonayn munaasabna maba ahayn xiligan. Cabdikariin Guuleed in loo magacaabo Ergay SL ku wajahan waxay ka dhigan tahay…
Dhimashada ay Oog gaarsiiyeen Ciidamada SNM,waa 43 inta la xaqiijiyay. Dhaawaca,ay gaarsiiyeen Oog,waa 76 uu ku jiro Faysal Bootaan oo…
Hawlgalka Maanta,waxuu ahaa burburinta Sahayda iyo goynta Wadooyinka ay usoo marto SNM. Beesha J.Siyaad oo degta Dhulka Sahaydu soo marto,ayaa…
Ciidanka Xildhibaankii hore ee ka tirsanaa Baarlamaanka Puntland uu watay waxay Jidgooyo u galeen Ciidan Urur ah oo Sahay usiday…
Halkani waa Garowe oo ah Caasimada Siyaasada Ee Puntland,waxuu muuqalkan utaagan yahay horumarka ay sameeyeen reer Puntland 20-kii Sano ee…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/vUJUZHVYG5I
Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho oo martigelisay Casho ku aadan Bisha barakaysan ee Soonqaad. Dadka goob jooga ka ahaa,waxaa ka mid…
Dowlada Maraykanka oo mar kale caawa ka hadashay xasuuqa Laascaanood ee SNM,isticmaashayna erayo kale oo adag,isla markaana jeedisay digniintii ugu…
“Iyadoo ay jirto xaaladdan adag, dowladda Somaliland waxay codsanaysa taageerada Maraykanka si Puntland loogu qanciyo in ay joojiso dagaallamayaasha iyo…
Muuse,waxaa loo sheegay in uu Ciidamadiisa dib uga saaro Laascaanood si dhakhso ah. Sidoo kale xoogaga difaaca Sool,waxaa loo sheegay…
Xeer-beegti Maraykan ah oo ku sugan gobolka New York ayaa u codeeyey in dacwad lagu soo oogo madaxweynihii hore ee…
Waa muhiim doodahan oo kale in ay qabtaan Gudiga loo saaray khilaafka Fadaraalka iyo Puntland. Bulshada in wax loo sheego…
Maraykanka oo kor uqaadaya hawlgaladiisa Diblomaasiyadeed iyo amni ee Aftika gaar ahaan Geeska,ayaa badalay Safiirkiisa Somaliya. Wal walka ugu weyn…
Dacwadda suurta-galka ah in lagu soo oogo madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa qaadan karta dhowr toddobaad oo kale,…
Madaxweyne Biden,ayaa u magacaabay Richard H. Riley inuu noqdo safiirka cusub ee Maraykanka u joogi doona Somaliya, sida lagu sheegay…
Warbixintii Midowga Yurub ee Somaliya laguma xusin Doorashada Golayaasha Deegaamada Puntland. In Midowga Yurub uu soo hadal qaadi waayo Diiwaangelinta…
Fariin cad,ayaa la taabsiiyay Muuse Biixi. “In uu Ciidamadiisa ka saaro Laascaanood,sameeyana qorshe uu ku qabanayo doorashada Madaxweynaha Somaliland” Maraykanku…
Madaxweyne Deni,waxuu ku amray Wasaarada amniga in ay joojiso dhamaan wada shaqaynihii ay la lahayd hay’adaha. Wasaarada,ayaa qortay Warqad si…
Shiinaha,ayaa ku hanjabay inuu aargoosan doono haddii Afhayeenka Aqalka Wakiilada Mareykanka Kevin McCarthy uu la kulmo Madaxweynaha Taiwan Tsai…
“Dawladdu waxay danaynaysaa in khilaafka (OLA) lagu xalliyo hab nabadeed. Dan kaliya ma ahan, ee sidoo kale waxaa la dhisay…
Kooxda Al-Shabaab,ayaa sheegtay in weeraro saaka aroortii hore ay ku qaadday saldhigyo ciidamada dowladda ku leeyihiin Gobollada Hiiraan iyo Jubbada…
Wasaaradda arrimaha dibedda Turkey,ayaa u yeertay safiirka Faransiiska si ay “si xooggan ugu cambaareyso” go’aanka uu Senate-ka dalkaas ku marti-geliyey…