Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Xamsa Cabdi Barre ayaa u magacaabay La-taliyaha Sare, ahna Xiriiriyaha Guud ee Horumarinta Karaanka Bulshada ee…
Browsing: Somalia
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kahor inta uusan ka duulin caasimadda Garoowe kulan la qaatay Guddi ka socday Beesha…
Caasimadda Libya ayaa waxaa ruxay dagaal xooggan oo u dhaxeeya laba koox oo hubeysan oo ku xiran dowladda fadhiggeedu yahay…
“Alshabaab Maanta ayay ugu xoog badan yihiin taariikhda intay jireen,waxayna maamulaan Dhulweyn,oo wax helaan Lacag ka badan tan Dowladu hesho,waxayna…
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta u amba-baxay safar uu ku marayo dalal dhowr ah, kuwaas oo u tagayo…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta u fadhiya…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 42 ee 15-ka Agoosto 2023 kuna saabsan…
Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya, Xassan Sheekh Maxamuud ayaa dhaliilay dadka mucaaradsan dawladdiisa, isaga oo sheegay in aan xoriyad iyo dilmuquraadiyad…
Diyaarad Drone ah oo ay leeyihiin ciidamada Itoobiya ayaa duqaymo ku dishay dad shacab ah oo ku banaanbaxayay gobolka Axmaarada,…
Ciidammo gadoodsan oo kamid ah Daraawiishta Puntland ayaa maalintii labaad heysta kantaroolka degmada Xarfo ee gobalka Mudug, oo uu yaallo…
Ciidanka Nabad-sugida iyo Sirdoonka Jubbaland ayaa gacanta ku dhigay qarax miino, oo maleeshiyaadka Al-Shabaab ay dhigeen xaafad katirsan xarunta KMG…
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa la filayaa in todobaadkan uu socdaalo dalka dibeddiisa, isagoo tagi doona ilaa saddex wadan…
Halkan ka daawo muuqaalka https://twitter.com/JibrilQoobey/status/1690562572964028416?t=eAvuJmn0aDfivUhtT6dYRQ&s=08
Shiinuhu,waxuu wajahayaa war aan wanaagsanayn oo ku saabsan koboca dhaqaalihiisa. Soo kabasha la’aanta haysata dhaqaalaha Shiinaha,kadib Covid-kii,ayaa ka imaanaysa… 1.Maalgashiga…
Urur Goboleedka ay ku bohoobey Wadamada Galbeedka Afrika,ayaa shaaciyay in Ciidamadoodu udiyaarsan yihiin talaabo Milleteri oo ay ka qaadaan Saraakiisha…
Golaha amaanka ee Qaramada midoobey,ayaa yeeshay kulan ay uga xaajoonayaan Cunta yarida caalamka soo wajahday. 780-Milyan oo Qof,ayaa guud ahaan…
Sa’udi Arabia iyo Srael waxay samaysanayaan xiriir rasmi ah ama si caadi ah ayay uwada dhaqmayaan oo aan colaadin lahayn.…
Qardho: 12 August 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa daah-furay Mashruuca Xalka Waara ee Fatahaada iyo daadadka…
Ugu yaraan 7000-Askari iyo ku dhawaad 300 oo Gawaarida dagaalka oo ay ku jiraan 7-Taangi,ayaa heegan ku ah. Waxaa haatan…
“Ha la aamino codka Shacabka oo ha lagu tartamo ha la iska dhaafo kooxeysi”Ayuu yiri M.Deni oo ka hadlayay Qardho.…
Madaxweyne H.E Said Cabdullahi Deni oo ugu baaqay Xisbiyada Siyaasadda Puntland in ay ku dhiiradaan ka qeybgalka Doorashooyinka. Halkan…
Isku Aadka Tartanka kubadda Cagta Gobolada Puntaland Ee ka qabsoomaya Magaalada Gaalkacyo. Halkan ka akhriso:-
Dr. Cabdiweli M. Cali Gaas oo ka hadlayay Twitter Space-ka Jibril Qoobay,ayaa ka warbixiyay arrimo badan oo la xiriira.. 1.…
Sagaal Ciidanka Somaliland ah,ayaa ku dhintay,halka dhaawacu gaarayo 17-kale iska hor imaadka dhexmaray Jamhada Gacan Libaax”Sidaa waxaa xaqiijiyay Talyaha Booliska…
Kacdoono Shacab,ayaa ka bilowday Magaalooyinka Burco iyo Ceerigaabo ee Somaliland. Kacdoonasa,ayaa lagu taageerayaa Jamhada Gacan Libaax ee ka diriraysa mudo…
Mareykanka iyo UK,ayaa ku biiray Sadex Waddan oo kala ah Japan, Australia iyo Newzealand, kuwaas oo walaac ka muujiyay xaaladda…
Milkiilaha Shirkadda Twitter Elon Musk,ayaa xaraashaya Astaantii hore ee Twitter-ka iyo Agab kale oo Shirkaddu laheyd kaddib markii uu ka…
Shirka Golaha Wasiirada Puntland,ayaa Tdobaadkan looga hadlay… 1. Amniga 2.Diyaar garowga dhismaha Goleyaasha deegaanka. 3.Ciyaaraha Gobollada Puntland. 4.Horumarinta Machadka Tababarka…
Golaha Wakiilada Dawladda Puntland,ayaa maanta cod Aqlabiyad ah ku Ansixiyey Wax-ka-bedelka xeerka Doorashooyinka Goleyaashada Deegaanka Puntland iyo Wax-ka-bedelka Xeerka Maamulka…
Berri,waxaa la dhagax dhigayaa Mashruucii Biyo leexinta Qardho oo loo hayo dhaqaalihiisii. Madaxweyne Deni Maanta,ayuu u anba baxay Qardho si…
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashid Yusuf Jibril Cawl oo uu wehliyo Guddoomiye ku xigeenka 2-aad Mudane, Ismaaciil Maxamed…
Puntland maxay ka rabtaa Baanka Aduunka iyo BC kale ? 1.In uu cad yahay qoondada Puntland ay ku leedahay mashruuc…
Xildhibaannada Golaha Wakiillada Dowladda Puntland,ayaa maanta Cod aqlabiyad leh ku meelmariyay Ansixinta Tartanka furan ee iibka dhulka Dowladda Hoose ee…
Xildhibaannada Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, ayaa maanta Cod aqlabiyad leh ku meelmariyay Ansixinta Wax-ka-bedelka xeerka Doorashooyinka Goleyaashada Deegaanka Puntland. Faahfaahinta…
Garoowe: 10 August 2023 :Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Sarreeye Guuto Mumin Abdi Shire ayaa gudoomiyay Shirka todobaad laha ah ee…
Maxay yihiin Mashaariicda Waxbarasho ee PL lagu taageero oo ay rabto in Wasaarada Waxbarashada Fadaraalku joojiso? Halkan ka akhriso:- 1.Global…
Xaqiiqdii waa Mashruuc la yaab leh hirgelinta Dekeda Garacad oo ay ku lamaansan yihiin dhismaha Wadada dheer ee Garacad-Goldogob iyo…
Waa Talaabo Mar hore loo baahnaa in laqaado. Dowlada Puntland in ay la socoto waxa soo galaya iyo waxa ka…
Wasaarada Maaliyada Puntland,waxay gaartay horumar balaaran 25-kii Sano ee lasoo dhaafay. Miisaaniyada Dowlada Puntland,waxay ku bilaabatay $360-kun Bishii,waxayna haatan maraysaa…
Sawiradan waa dabaaldega Maalinta Ciidanka Itoobiya oo Baydhabo lagu qabtay waynaynteeda. Baydhabo,waa qayb ka mid ah Kilinka 5-Aad ee Somalida…
Kooxda Xasan la shaqaysata intooda badan ma rabaan Mahad Salaad in lagu badalo Qoor-qoor oo qaybna Beel ahaan ayay udifaacanayaan,qaybna…
Maxay kala yihiin Mashaariicda waa weyn ee lagu taageero Waxbarashada Puntland….. 1.Global Partnership Education oo ay fuliso UNICEF. 2. Education…
Somaliya,waxaa wax loo qaybiyaa Sadex qaybood oo kala ah… 1.Somaliland. 2.Puntland. 3.Bartamaha iyo Koonfurta. Dowladihii Faroole iyo Gaas oo xeerinaya…
Garoowe: 08 August 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shir ku saabsan Horumarinta dhaqaalaha Puntland,…
Halkaan ka akhriso Wax-ka-bedelka Xeerka Shaqaalaha Rayidka ah Dawladda Puntland kaas oo lagu soo saaray Faafinta Rasmiga ah. https://puntlandparliament.com/wp-content/uploads/2023/08/Wax-ka-bedelka-Xeerka-Shaqaalaha-Rayidka-ah-Puntl_230808_112316.pdf …
Diblumaasi sare oo Mareykan ah,ayaa sheegtay in uu wadahadallo furan oo adag la yeelatay taliska millateriga Afgembiga kula wareegay dalka…
Deegaanka Amxaarada ee Itoobiya,waxaa ka socda dagaal xoog leh oo u dhexeeya Maleeshiyaad Deegaanka ah iyo Ciidamada Dowladda. Magaalooyinka Bahir-Dar…
Xeerka Khayraadka Biyaha Puntland oo lagu soo saaray faafinta Rasmiga ah,ayaa la sii daayay. Halkan ka akhriso:- Halkaan…
Garoowe, Augusto 08, 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashid Yusuf Jibril Cawl oo uu wehliyo Guddoomiye ku xigeenka…
Garoowe: 08 August 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Madaxa Hay’adda Care…
Muuse Biixi,ayaa go’aamiyey in Doorashada Madaxweynaha iyo Xisbiyada Somaliland ay dhacdo… 1. In Doorashada Xisbiyada Qaranku ka qabsoonto dalka Jamhuuriyadda…
Hogaamiyayaasha afgambiga Niger ayaa xiray hawada dalkaasi ilaa amar dambe,iyaga oo sabab uga dhigay hanjabaad faragalin milatari oo kaga imanaysa…
Sarkaal sare oo Itoobiyaan ah ayaa ku eedeeyey maleeshiyada gobolka Amxaara inay isku dayayaan inay afgmabiyaan dowladda federaalka iyo tan…
Tagidii Ruushka iyo hadalladii sida fudud uga soo baxay,waxay ugu kaceen qiimo weyn Ra’isalwasaare Abiy. Durba,waxaa Dab looga shiday Deegaanka…
Wajigii Labaad waxa kooxda Villa Somaliya ay ugu yeertay dagaalka argagixisada,wuxuu umuuqdaa mid fashilmay. Hadaba maxaa fashiliyay? 1.Gudaha Wadanka? Looma…
Tagida Xasan Shiikh ee Dhuusamareeb,waxay daaran tahay Sadex Qodob oo kala ah… 1.Ka jeedinta Indhaha Dadweynaha fashilka Dowlada. 2..Ka jeedinta…
Gudiga Khaatumo loo doortay,waa mudan yahay in la bogaadiyo oo lasoo dhaweeyo. Sida loo dhisay,waxay ka turjumaysaa baahida xiligan jirta…
Axmed Madoobe,waxuu uyimid Xamar Laba Qodob oo kala ah… 1.In la mideeyo dagaalka argagixisada Wajigiisa Labaad. 2.In dhaqaalaha,Saadka iyo Ciidanka…
Garowe, August 06, 2023: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Mudane Abdi Farah Juxa ayaa Guddiga KMG…
Halkan ka dhagayso https://twitter.com/JibrilQoobey/status/1687946983665733632?t=kh9ByUEl3PxSayR4RQO54Q&s=19