Isku shaandhayn,ayaa lagu sameeyay Golaha Wasiirada Dalka Kanada. Axmed Xuseyn oo asalkiisu yahay Somali horayna u ahaa Wasiirka Guryaynta,ayaa hada…
Browsing: Somalia
Médecins Sans Frontières (MSF) ayaa gaartay go’aan adag oo ah in ay joojiso adeegyadeeda ay ka waday isbitaalka guud ee…
“Waxaan u hambalyeynayaa shacabka reer Puntland oo Baarlamaanku shalay xuquuqdooda u soo celiyey” Xoghayaha Urur siyaasadeedka Mustaqbal Cabdifataax Maxamed Sugulle.…
Hunter Biden oo ah wiilka madaxweyne Joe Biden ayaa la filayaa inuu maanta kasoo hor muuqdo garsoore federal, si uu…
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Garaad Cawl, ayaa Golaha la wadaagay Codsi ka yimid Beelo Puntland dega oo…
“Dadka qaxay, waxaan u sheegayaa wixii laga baqayay iska dhammaatay Dastuurkii la ansixi,Ciidammadana waa joogaan,wax shido ahna ma wadaan dagaalna…
Gudoomiye Aadan Madoobe waxa uu sheegay in weerarkii lagu qaaday kuliyada Jaalle Siyaad uu ahaa mid qorshaysnaa. “Kuliyada Jaalle Siyaad,waxay…
Xildhibaannada ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku Ansixiyey wax-ka-bedelka Dastuurka. 1- Qodobka 7-aad Dhulka iyo Soohdimaha. 2- Qodobka 44-aad Doorashooyinka.…
Xildhibaanada Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, ayaa maanta Cod aqlabiyad leh ku meelmariyeen Ansixinta Wax-ka-bedelka Dastuurka Dawladda Puntland Waxaa Oggol ugu…
Halkan ka daawo muuqaalka https://twitter.com/JibrilQoobey/status/1683703823343263748?t=_sH5h2Ylj3KdMY3GI3plng&s=19
Ciyaaro xamaasad leh,ayas ka socda Caasimada Gobolka Mudug ee Gaalkacyo,kuwaasoo dhrxmaraya Xulalka Degmooyinka Gobolka. Xarfo iyo Jariiban oo ay dhexmartay…
Odoyaasha Beesha Meheri,ayaa been abuur ku tilmaamay Caano shubka Suldaanka ay sheegtay in ay ka qaybgalayso Sacdiyo Gudoomiye xigeenka Golaha…
Ujeedka Sacdiyo Salaad ee Garowe,waxuu ahaa Laba Qodob,sida ay noo xaqiijiyeen Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Fadaraalka oo ka gaabsaday in…
Dhimashada Guutadii 14-Oktoober,ayaa la sheegayaa in ay korartay oo marayso ku dhawaad 40-Askari,halka Dhaawacu gaarayo 60-Askari. Dhaawacyada culus,ayaa Turkiga loo…
Shirka Qaramada Midoobay ee Ladagaalanka Cuna yarida iyo Macaluusha oo ka qabsoomay Dalka Taliyaaniga,ayuu ka qaybgalay M.Xasan. Shirkan maqaamkiisu,waxuu ahaa…
Roma Raysalwasaaraha Itaalya,Madaxweynaha Somaliya,Madaxweyne ku-xigeenka Kenya,Raysal wasaaraha Jabuti iyo Raysal Wasaaraha Itoobiya. Waa kulan ku saabsan iskaashi Dhaqaale oo Dalalka…
Faah-faahin dheeri ah ayaa kasoo baxday khasaaraha nafeed ee qarax ismiidaamin ah oo saaka lala beegsaday ciidamo ka tirsan kuwa…
Maqaam sare,ayaa loogu soo dhaweeyay Zambia Garaad Jaamac Garaad Cali. Jaaliyada Puntland ee Zambia,ayaa casuntay Garaadka iyo weftigiisa. Jaaliyada Puntland…
GARACAD- Wasiir ku-xigeen Dakhliga ee Wasaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Cali Cumar Caarshe oo u waheliyo Agaasime Guud ku-xigeenka Dakhliga…
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashid Yusuf Jibril Cawl oo ay weheliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan…
Xasan,waxuu leeyahay,waxaan uguurayaa oo fariisin ka dhiganayaa Saldhig xoogaa Ciidan ah lagu ururshay oo ku yaal duleedka Dhuusamareeb. Sidoo kale…
Lacagtii taalay Sudan ee horay Suuqa usoo gashay,waxaa lagu bililiqaystay dagaalka Khartuum qayb ka mid ah. Lacagtaas,waxay ahayd mid loogu…
Socdaalkiisa Talyaaniga kadib,waxuu uga sii gudbi doonaa Ruushka,sida Wararku nagu soo gaarayaan Xasan Shiikh. Ujeedka socdaalka ee Ruushka waa lasoo…
Kulankii Xalay dhexmaray RW Xamse iyo Xildhibaanada,Seneterada laga soo doorto Puntland,waxuu kusoo idlaaday fashil. Xamse ujeedada uu casumay Xildhibaanada iyo…
Yaasiin Xaaji Faratoon,ayaa ku guullaystay doorashada Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Maamulka SNM ee Hargaysa. 46-Xildhibaan ayaa u codeeyay Faratoon halka Xildhibaan…
Muqdisho, Luuliyo, 22,2023: Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa maanta shir guddoomiyay…
Imtixaankii Macalimiinta Dugsiyadda Hoose/Dhexe ayaa dhamaan ka furmay Gobolada iyo Degmooyinka Puntland. Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Puntland,ayaa…
Safaaradda Sweden ee Ciraaq,ayaa si ku meel gaar ah howlaheeda ugu rartay magaalada Stockholm. “Howlaha safaaradda iyo shaqaalaheeda ajaanibka ah…
Loolanka Siyaasadeed ee Wadanku waa hab Beeleed,waxaana hormuud u ah Daarood iyo Hawiye. Xasan sida uu udhaqmay,waxay fashilisay Siyaasadii iyo…
6-dii Bilood ee udanbeeyay maysan wada hadlin Labada hogaamiye ee MBS iyo MBZ. Mid waa 37-jir hogaamiya Boqortooyada ugu awooda…
Kadib dib udoorashadiisa Erdogan,waxuu qaatay jiho Siyaasadeed oo ka badalan tiisii hore. Reer Galbeedka oo uu ku ad-adkaa,ayuu umuujiyay dabacsanaan…
Garoonka Cawaale Stadium ee magaalada Gaalkacyo waxaa galabtay ka dhacay ciyaar aad loo wada sugayay oo dhexmartay xulalka Degmooyinka Jariiban…
Xamse,waxuu casumay Xildhibaanada kasoo jeeda Puntland si gaar ah. Casuumadiisu,waxay ku salaysan tahay in uu kala hadlo garab siin,sida wararku…
Alshabaab,waxay ka qaadeen go’doomintii ay ku hayeen Baydhabo mudo 10-Cisho ah. Waxay fasaxeen Gaadiidkii ku xanibnaa Wadada udhaxaysa Muqdisho-Baydhabo. Sida…
Xasan,waxuu uyeeray 10-Xildhibaan oo kasoo jeeda Beesha Harti,waxuuna ka codsaday in ay ka daba hadlaan Garaadka. Sideed,ayaa ku diiday oo…
Doorashada Madaxweynaha Dowlada Puntland wakhtigeeda,ayay ku dhacaysaa oo waa udiyaarsan tahay dhankiisa nooca lagu galayo. Isimada,waxuu uxaqiijiyay in Doorashada ay…
Tartanka Kubada Cagta Degmooyinka Degmooyinka Gobalka Mudug ee Puntland,waxaa Maanta wada Ciyaaray Bursaalax iyo Towfiiq,waxaana ku adkaatay 2-1 Bursaalax. Degmada…
Deni Siyaasiyan,ayuu ubaaba’ashay Aaran-shaydaan oo si weyn ugu diyaarsanaa mudo xileedkan Doorashada. Sumcadii,maqaamkii,tuhunkii la tuhmay,hulaabtoodii,ballanqaadyadoodii huuhaada ku dhisnaa,ayuu marada ka…
Ciidamada milatariga Maraykanka ee qaaradda Afrika ayaa sheegay inay duqayn cusub la beegsadeen maleeshiyaadka ururka al-Shabaab iyaga oo taageeraya ciidanka…
Garoowe: 20 July 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi…
Waxaa loo dirayaa Tansaaniya oo Shir Baanka Aduunka ah uu ka dhacayo Xamse. Shirkaas,waxaa qorshaysnaa in uu Xasan Aado,balse kan…
Sida muuqata cid walba way uhogaansantay Go’aamada Isimada laga sugayo,kuwaasoo hada isla wada jooga. Guriga Suldaan Siciid ayay 2-da Islaan…
Xildhibaanada Golaha Wakiillada Dawladda Puntland,ayaa Cod aqlabiyad leh ku meelmariyeen Ansixinta Gobolka cusub ee Raas Casayr ee horay loo oran…
Ugu horeyn Guddoomiyaha Golaha Wakiillada,ayaa hadalka siiyey Guddiga Arrimaha Deegaanka iyo Khayraadka Dabiiciga Golaha Wakiillada kaas oo akhriska 2aad ku…
Wefti sare oo ka socday Midowga Yurub oo uu la kulmi lahaa,ayaa laa baajiyay. Sidoo kale Shirkii Aasiya oo laga…
Dalka Kenya waxaa ka soconaya mudaaharaadyo goos-goos ah oo ay samaynayaan taageerayaasha xisbiga mucaaradka. Dawladda Kenya,ayaa sheegtay in mudaaharaadyadan aysan…
Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa Talaadadii sheegay inuu filayo in lagu soo oogo dacwado la xiriirta weerarkii January…
Garoowe: July 19, 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashid Yusuf Jibril Cawl oo uu wehliyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad…
Wargalin. Xarumaha Imtixanaadka Gobolada iyo Degmooyinka ay ku galayaan Macalimiinta Dugsiyadda hoose/Dhexe ee Puntland. Sida qorshuhu yahay waxaa subaxa Sabtida…
Mudug-ta Maanta jirtaa waa midan ku naaloonaysa Nabad,isdhexgal iyo Ciyaaro. Saaxo mudo dhawayd oo Sanado ah,waxay ahayd Ceelal Xooluhu ka…
Dhamaadka sanadka,ayaa Dalka Maraykanka lagu qabanayaa kulan Dhaqaale loogu uruurinayo Ciidanka Somaliya. Kulankaas Qaaraanka loogu uruurinayo Ciidanka,waxaa ka qayb galaya…
Waxay ubadan tahay in Xilka laga qaado Wasiirka Ganacsiga Dowlada Fadaraalka Jibril Cabdirashiid. Waraysigii uu Bixiyay Wasiirku,waxuu Toosh khaldan ku…
Hey’ad Cunto waxaa loo diraa in uu Wakiil ka noqdo Agaasime ama Wasiir Balse Madaxweyne Xasan Shiikh,ayaa weftiga hogaaminaya la…
Safar diyaaradeed,ayuu ku gaaray Jowhar oo waxyar ujirta Muqdisho xaalad amni awgeed. Waxaa intaas sii dheer in uu magaala Gudaha…
Si weyn,ayaa loogu Jabiyay SNM dagaalkii Maanta kasoo socday in kabadan 9-Saacadood. Weerarka,waxaa soo qaaday SNM,waxayna soo riixeen markii hore…
Marti-qaadkan,ayaa loo fidiyey ra’iisal wasaaraha ,maalin ka hor booqashoo uu madaxweynaha Israa’iil Isaac Herzog ku tegayo Washington. Biden,ayaa marar kala…
Safarka Erdogan ee dalalka Khaliijka ayaa ku soo beegmaya iyadoo Turkey ay la daalaa dhacayso burburka Lacagta iyo Sicir-barar saameeyay…
Eeday sanihii Labaad,ayuu Dowlad Deegaanka Somalidu usoo gacan galisay Gudoonka Maamulka Gobolka Mudug ee Puntland. Eedaysanahan,ayaa horay Dil uga gaystay…
Is faham,ayaa lagu gaaray kulankii Labada isim iyo Madaxwene Deni,sida xoguhu sheegayaan. Qodobada laysla fahmay? Doorashada Puntland in la dhamaystiro…
Weli lagama fududayn Cunaqabatayntii Hubka Dowlada Somaliya. Sanadkan dabayaaqadiisa Shirka Qaramada Midoobey,ayaa loo ballamay in dib u eegistii ugu danbaysay…