Islaan Ciise,waa gar qaatay,markii Madaxweynuhu kula garnaqsaday….. “Islaan 3-dii Bilood ee lasoo dhaafay 6-,jeer,ayaan kaa codsaday in aan kawada hadalno…
Browsing: Somalia
Diyaaradahan masoo iibsan lamana siin Dowlada Somaliya. Waxaa iska leh Dowlada Imaaraadka Carabta,waxayna ugu talagaleen in ay qayb uga noqdaan…
Bixitaanka la qorsheeyay ee Ciidamada Atmis,waxay fursad unoqonaysaa argagixisada. Qiimayntii ugu danbaysay ee la sameeyay,waxaa lagu ogaaday in ay argagixisadu…
Dalka,waxaa lagu maamulaa Xeerka Qaramada Midoobey ee Dowladaha aan Siyaasad ahaan isku filnayn. Gabadhaas,ayaa hogaamiye awoodo door ah leh ka…
Alshabaab way adag tahay in laga adkaado,sababahan awgood….. 1.Majiro Ciidan Qaran oo lagula dagaallamo. 2.Majiro Dhaqaale lagula diriro. 3.Majiro qorshe…
Sida ay kusii siqayso,waxaa PL nidaamkiisu kasii gudbayaa mid ka mid ah caqabadaha hor taagnaa,kaasoo ah Oday Dhaqameed. Kala qaybsanaanta…
Garoowe: July 17, 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashid Yusuf Jibril Cawl oo uu wehliyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad…
Fadhiga maanta,ayaa waxaa lagu dhaariyey Xildhibaan cusub Yuusuf Jaamac Yaasiin Jaamac oo bedalay Xildhibaan hore Jaamac Yaasiin Jaamac oo geeriyooday…
Kulankii Beelweynta Abokor Ciise ee uu Shir Gudoominayay Suldaan Garaase,wuxuu daarnaa sidii looga arinsan lahaa xaaladaha kasoo cusboonaaday Garowe iyo…
Madaxweynaha dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdogan ayaa todobaadkan qaaday tallaabo weyn oo uu ku xoojinayo xiriirka dalkiisa uu la leeyahay…
Madaxa Golaha Madaxbanaanida ee Sudan ayaa diiday in la geeyo wadankaasi wax ciidan ah oo ka socda Wadamada Africa, iyadoo…
Wakiilo ka socda Milleteriga Sudan,ayaa gaaray magaalada Jeddah ee dalka Sacuudiga si ay dib u billaabaan wadahadallada ay la leeyihiin…
Odayaashii mudo ujoogay Hargaysa in ay Muuse la kulmaan,balse lagu adkeeyay la kulankaas,ayaa Muuse uyeeray oo la kulmay. Ujeedka la…
Wadadii Saxda ahayd,ayaa lagu soo laabtay oo loo maray gaynta Baarlamaanka heshiiskii Madasha aan loo dhamayn. Gudiga Labada Aqal uqaabilsan…
Argagixisadu,waxay Cunaqabatayn kusoo rogtay Magaalada Baydhabo. Majiraan wax Geli kara iyo wax kasoo bixi kara,sida Shabaab ku dhawaaqeen. Waa arin…
Waraysi uu kaga hadlay Shirkii Muqdisho iyo tagidoodii Garowe Madaxweyne Cabdiweli Maxamed Cali Gaas,ayuu bixiyay. Halkan ka daawo muuqaalka…
Ra’isul Wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa isbitaalka loola cararay, isaga oo baaritaan caafimaad ku maray Isbitaalka Sheba ee magaalada Tel…
Shirka jaraa’id ee uu qabtay Ururka Mideeya? Hal Qodob waa looga hakan karaa? 1.Dib udhaca ansixinta Natiijadil Doorashooyinkii Golayaasha Deegaanka…
Shalay Isimadu,waxay isku gareen ilaa 01:00 iyaga oo kali ah mana is fahmin. Islaan Ciise,wuxuu soo jeediyay in Shirka uu…
Suldaan Garaase rabbi hakaraameeyo,waxuu qaatay door dayacnaa. Khatarta wajahaysa dadaalka Suldaanka,waa Aaran-shaydaan oo qorshaysanaya in ay agdagaan. Suldaanka,waxay rabaan in…
“Maraykanku waa awoodaa, waana inuu xukuumadda Israa’iil u isticmaalaa saamayntiisa diblomaasiyadeed, laakin in xukuumadda hadda jirta lagu sharfo khudbad TVga…
Warbixin ka soo baxday Qaramada Midoobay,ayaa sheegtay in marka la gaaro sanadka 2030-ka dunida laga ciribtiri doono AIDS-ka. Warbixinta,ayaa sidookale…
“Shirka,ayaa isku raacey in maqnaanshaha Puntland ay wax weyn u dhimeyso dhamaan go’aamada masiiriga sidaas darteed, go’aamo Puntland ka maqan…
Dhamaan Qodobadii uu Xasan la shir yimid,waa lagu diiday. Cumar iyo Gaas,ayaa si adag uga hor yimid,sheegayna Dalkan in uusan…
Xogaha dheeriga ah ee laga helayo kulanka,waxay sheegayaan in dhamaan Qodobadii uu Xasan la shir yimid lagu diiday. Cumar iyo…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Shir-guddoomiyey…
Mucaaradkii Puntland markii dhamaan dariiqyadiii fowdada ahaa ay ka soo xirmeen ayay hadda doorteen dariiqii saxda ahaa ee sharciga iyo…
Kulankii Shalay iyo hadalladii ugu kululaa ee laysku dhaafsaday… 1.M.Xasan” PL ila raadiya waa umuhiim Dalka iyo Dowladnimada oo ma…
Qoryahaan mudo ka hor,ayaa la keenay tababar iyo diyaarin kadib waxay hawl galeen dagaaladi ugu danbeeyay. Waxayna qayb ka ahaayeen…
Xaalku waa ku adag yahay oo Lix Nin iyo Islaankii,ayaa cidlo yuurura Caawa.. 1.Doorashadi ayay Degaankii ka reebeen. 2.Ciidan Beeleed…
Maxaa la yaab lahaa oo Xasan laga maqlay kulankii Maanta,sida aan xogaha ku helnay?? 1.In uusan isagu rabin mudo kororsi…
Xasan oo ka walaacsan in Shirka uu Madaxdii hore kula jiro fashil ku yimaado,ayaa arinkaas cod saday. Balse Aadan Madoobe,wuxuu…
Labadan Oday ma matalaan Daarood,waxayna ku tageen oo ku aqbaleen casuumadii Xasan danahooda ugaarka ah. Dowlada Xasan Daarood banaankuu ka…
Si fiican,ayaa looga hawlgalay Dabka kacay Xarunta Ganacsiga Fadhisamo Bosaso. Dowlada hoose iyo Ciidanka amaanku,waxay muujiyeen gurmad sare. Inkastoo la…
Somaliya ma gaarsiisna in awooda Hal Qof Gacanta loo wadageliyo,sidaa daraadeed amni ahaan iyo maamul ahaanba loogama maarmo jagada Ra’isalwasaaraha.…
Laba arimood,ayuu rabaa Madaxweyne Xasan in lagu raaco oo uu taageero uga heli Madaxda kale,kuwaasoo kala ah…. 1.Mudo kordhinta uu…
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa furay shir wadatashi ah oo ay wada qaadanayaan Madaxdii Hore iyo siyaasiyiinta dalka,…
Turkigu waxa uu ogolaaday In Dalka Swedan ku biirto Quwada Nato ee reer Galbeedka. Badalkeedeeda Swedan waxay balan qaaday inay…
Ogow hadalka Ina Kaahin,wuxuu markhaati fur uyahay hadalka Garaad Jaamac ee isku xirnaanta SNM iyo M.Xasan Shiikh. “Dowlada Fadaraalka Somaliya…
Reer Puntland ha ogaadaan oo haku seexdaan in ay Dimuqraadiyad ugudbeen oo Somali ay hormuud ugu noqon doonaan markale…. 1.Bishan,waxaa…
Xasan xilligan,waxuu dareemayaa diciifnimo Siyaasadeed oo ay adag tahay in uu ka dabaasho…. 1.Kacdoonka Xildhibaannada. 2.Kacdoonka Siyaasiyiinta miisaanka culus. 3.Kacdoonka…
Beesha Gadabuursi waxay ugarnaqsatay si Gobannimo ah oo nadiif ah. Waxay sheegatay cabashadeeda,iyadoon gefin oo soo bandhigtay xaqa ay ku…
Xaqiiqdii Garaadka hadalkiisu,waa ka sarreeyaa Dhulbahante,Harti iyo Daarood. Somali midnimadeed iyo wadajirkeed qiyam ku fadhiya,ayuu dul istaagay. Waxuu Biyo ku…
Villa-da oo fulinaysa qorshaha badbaadinta Muuse Biixi,ayaa Timacadde u xilsaartay fulinta kala jabinta Dhulbahante,waxaana laystusay in Jaamac Siyaad la kasbado…
Kulanka Xasan Shiikh iyo Siyaasiyiintii hore ee Wadanka masuuliyadaha kala duwan kasoo qabtay,waxay ubadan tahay in aysan waxba kasoo bixin.…
Xildhibaanada Golaha Shacabka Fadaraallka Somaliyed,waa difaacdeen maqaamkooda oo waa ka saareen Ajandaha la Xisaabtankii Xukuumada ee Villa-du soo abaabulatay. Gudoomiye…
Garoowe: 11 July 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo ku hadlaaya magaciisa, kan Goleyaasha Dowladda iyo Shacabweynaha…
Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhaawacmay diyaarad rakaab sidday oo ka baxday dhabaha diyaaraduhu kusoo degaana ee garoonka Aadan…
Waxaa magaalada Addis Ababa ka socda shir Afar Geesood ah oo ay yeelanayaan Urur Goboleedka IGAD, kaasi oo looga hadlayo…
Madaxweynaha Turkiga,ayaa sheegay in dalkiisu uu taageeri doono qorshaha ay Sweden ku dooneyso inay kaga mid noqoto Nato haddii Midowga…
Ugu yaraan Toddobo Qof oo shacab ah,ayaa lagu dilay Qarax Miino Gobolka Hiiraan. Waddada dhinaceeda,ayaa la galiyay, Qaraxan meel ku…
Kremlin-ka ayaa maanta sheegay in madaxweyne Vladimir Putin uu Kremlin-ka kula kulmay madaxa Wagner Yevgeny Prigozhin, 29-kii June, maalmo kadib…
Mooshinka iskiis u abaabulan,ayaa Muqdisho kasocda. Lama yaqaan cida ku bixi doonta Gudoonka Baarlamaanka ama Ra’isalwasaaraha. Dawlada Xasan hogaaminayo waxay…
Weerar cirka ah oo ciidamada Sudan ay ku qaadeen caasimadda dalkaasi ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan 22 qof tiro…
Raysal Wasaaraha dowladda Federaalka ee Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa xilka ka qaaday Wasiirkii Maaliyadda waxa uuna booskiisa u magacaabay…
Ruushka ayaa ka falceliyay markii uu madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky uu dalka dib ugu soo celiyay shan taliye oo ku…
Hawlgalka milatariga Maraykanka ee Afrika ee loo yaqaan AFRICOM ayaa sheegay in kadib markii ay codsi ka heleen dawladda Soomaaliya…
Fadhigii xildhibaannada Golaha Shacabka ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa ku soo dhaamay buuq ka dib markii xildhibaannada qaar…
Laba Qodob,ayaa muhiim ah iyaguna in la dul istaago…. 1.Wasiirada hadana ah Xildhibaanada oo aan imaan fadhigii saakay oo aan…
Ujeedka loo sameeyay isku shaandhaynta kooban,waa in Wasiirka Maaliyada la cuno,waana la cunay. Wasiirku,waxa uu eersaday way iska cadahay,waana shaqo…