Bosaso waxay ka muujisay dadaal Natiijada Imtixaanka Dugsiyada Dhexe ee Puntland. 10-ka ugu sareeya kaalmaha,waxay heshay 5-ka mid ah Bossso.…
Browsing: Somalia
10-ka Arday ee ugu sareeya Dugsiyadda Dhexe ee Puntland. Celceliska Maadooyinka sida ay u kala sareeyeen. Natiijada Imtixaanka Ardayda gudubtay…
Markab laga leeyahay dalka Ruushka oo shidaal siday,ayaa waxaa duqeeyey oo naafeeyey diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Ukraine. Markabka,ayaa lagu…
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan ayaa la xiray Sabtida maanta ah kadib markii garsoore uu ku helay dambi…
Halkan ka dhagayso dooda https://twitter.com/JibrilQoobey/status/1687634728814325760?t=CEBIUFj0-8ii_xw23ZNh2A&s=19
Qaramada Midoobey waxay Dowlada Somaliya usoo jeedisay in ay horumar ka samayso 12-ka Bilood ee soo socda 8-Qodob oo kala…
Mideeye in uusan Dimuqraadiyad rabin oo Lug ugu jirto,mid kalena banaanka utaal waa cadaatay. Deni danihiisa Siyaasadeed iyo danaha guud…
Xisbiyadu waa Sideed,hadii mid qaadacay Doorashada 7-da kale,ayaa galaysa loo dhutin mahayo. Sidoo kale Gudiga Doorashada waa 14-Xubnood,hal Xubin looma…
Trump,ayaa ka soo hor muuqday maxkamad heer federaal ah oo ku taalla Washington DC, laba maalmood uun ka dib markii…
Garowe, Augusto 03, 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl ayaa maanta oo taariikhdu tahay 03…
Wasiir ka tirsan Soomaaliya oo raali gelin ka bixiyay ka dib markii ‘Orodyahanad’ aan tababarnayn ay ka qayb galay orodka…
Duqa Degmada Degmada Gaalkacyo Mudane Xasan Maxamed Jamac ayaa wax ka dhagax dhigay Dhismaha Wadada Wadaagsin ee Gacnafale, Gaalkacyo, iyo…
Madaxa Dowladda Ingiriiska u qaabilsan arrimaha la dagaallanka argagixisada Matt Jukes, ayaa sheegay in tiro badan oo dhalinyaro ah loo…
Mareykanka,ayaa go’aansaday qayb ahaan inuu kala soo baxo dalka Niger, shaqaalaha safaaradiisa ee dalkaas. Arrintaan,ayaana daba socota Afgambigii toddobaadkii la…
Ra’’iisul wasaaraha dalka Canada Justin Trudeau iyo xaaskiisa Sophie ayaa kala tagay 18 sano kadib oo ay nolol wadaag ahaayen.…
Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump,ayaa Guddi xeerbeegti ah oo ku sugan Washington waxay dacwad la xiriirta inuu sifo aan…
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Itoobiya Demeke Mekonnen,ayaa sheegay inuu ka walaacsan yahay rabshadaha kasii daraya ee gobolka waqooyi ee Amxaara kadib…
Garoowe: 03 August 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada Puntland ku qaabilay Safiirka Dowladda Itoobiya…
1. Laamiga isku xira Bosaso Baran iyo Ceerigaabo oo gabo gabo maraya. 2: dhismaha Dekad Cusub Garacad. 3: Dhismaha Buundooyinka…
Hadalka Madaxweyne Deni ee SSC micnihiisu,waa… 1.PL oo aad qayb ka tihiin xiligan in aad si buuxda uga baxdaan ama…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka qayb-qaatay dabaaldega Xuska Sanad Guurada 25-aad ee kasoo wareegatay aasaaskii Dowladda…
“Dowladda aan masuulka ka ahay khaasatan golaha Xukuumadda iyo anigaba, waxaan dadka reer Puntland u sheegaya oo cod dheer ugu…
Guddoomiyaha Xisbiga Kaah ahna Madaxweynaha Dowladda PL Mudane Cabdullahi Deni,ayaa Cabdilaahi Maxamed Barre Nuur (Caatto) u magacaabay Xubinta Xisbi Siyaasadeedka…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/djGk5oZZg_Q
Halkan ka daawo muuqaalka https://twitter.com/JibrilQoobey/status/1686109205332156417?t=WQjxkYbiG2LRcCsADUFEcQ&s=19
Iyadoo lagu guda jiro todobaadka dabaaldega sanad guurada 25-aad ee Aasaaskii Puntland, Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, wuxuu…
Garoowe: 31 July 2023: Iyadoo lagu guda jiro todobaadka dabaaldega sanad guurada 25-aad ee Aasaaskii Puntland, Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane…
Garoowe: 31 July 2023: Iyadoo lagu guda jiro todobaadka dabaaldega sanad guurada 25-aad ee Aasaaskii Puntland, Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane…
Iyadoo lagu guda jiro todobaadka dabaaldega sanad guurada 25-aad ee Aasaaskii Puntland, Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, wuxuu…
Halkan ka daawo muuqaalka https://twitter.com/JibrilQoobey/status/1685964181223219200?t=dXXFn2VVwWSCyMeapMGllQ&s=19
Gudoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland Ayaa Magacaabay 3 Xubnood oo Kamid Ah Xubnaha Gudiga Doorashada Puntland Ee (PEC). Halkan…
Garowe: 31 July 2023: Iyadoo lagu guda jiro todobaadka dabaaldega sanad guurada 25-aad ee Aasaaskii Puntland, Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane…
Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland waxa uu maanta oo taariikhdu tahay 31 July 2023, cod aqlabiyad ah ku ansixiyay Xisbiyada rasmiga…
Garoowe 31 July 2023: Iyadoo lagu guda jiro dabaaldega todobaadka 25-sano guuradii kasoo wareegatay markiii la-aassaasay Dowladda Puntland, Madaxweynaha Dowladda…
Garowe 31 July 2023: Iyadoo lagu guda jiro dabaaldega todobaadka 25-sano guuradii kasoo wareegatay markiii la-aassaasay Dowladda Puntland, Madaxweynaha Dowladda…
Wasiirka arrimaha dibadda Turkiga Hakan Fidan ayaa Axadii ku booriyay Sweden inay qaado tillaabooyin adag, si looga hortagayo gubida kitaabka…
“Afrika,waxaan kala shaqaynayaa sidii ay ku heli lahaayeen Hub,Qamadi iyo Wardoon mararka qaarkood bilaash ah”Ayuu yiri Ruushku. Waa Sadex waxyaalood…
Garoowe: 30 July 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta shahaadooyin guddoonsiiyey Shaqaalaha Rayidka ah ee dhameystay…
Garowe, July 30, 2023: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Mudane Cabdi Faarax Siciid Juxa ayaa daahfurey…
Waxaan u hambalyeeynaya Kooxda Kubadda Cagta ee Degmada Galdogob, oo ku guuleystay tartankii Kubadda Cagtada ee degmooyinka Gobolka Mudug, dadaal…
Hogaamiyayaasha afgambiga militari ee Niger ayaa sheegay in urur goboleedka Galbeedka Afrika ee ECOWAS uu sameyn karo faragelin militari oo…
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin,ayaa sheegay inaanu diidanayn fikradda wada hadallada Ukraine. Isagoo ka hadlayay kulan uu hogaamiyayaasha Afrika kula lahaa…
Ku dhawaad 700 oo Gawaarida dagaalka ah oo ay ku jiraan Todobo Taangi iyo Sadex BM,ayaa Caawa Laascaanood hareeraheeda difaac…
Ku dhawaad 1500 oo Nin oo ku hubaysan Hub ay ku jiraan 50-BKM,ayaa galay Buurta Gacan Libaax oo aan Caasimada…
Mudug in ay yeelato muuqaalkan,waxaa iska leh amaanteeda oo mudan in lagu bogaadiyo… 1.Maamulka Gobolka. 2.Taliska Booliska Gobolka. 3.PIA iyo…
Xulka Degmada Goldogob,ayaa ku guulaysatay tartankii Degmooyinka Gobalka Mudug ee Puntland kadib Rigoorayaal 5-4 ah oo ay uga qaadeen Degmada…
Garoowe : 29, July 2023 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Safiirka…
Isku aadka Tartanka kubadda cagta 9-gobal ee Puntland ooo la sameeyay ayaa noqday sidan soo socota. GROUP A 1-MUDUG 2-NUGAAL…
Haweenka Gobolka Mudug,gaar ahaan Gaalkacyo,ayaa taageero dhinacyo badan leh usoo diray Gobolka Sool ee colaadu ka socoto. Gurmadka ayay ku…
Jen Cabdourahmane Tchiani,ayaa ku dhawaaqay inuu yahay hogaamiyaha cusub ee Niger kadib afgambi yaab leh oo dalkaasi ka dhacay. Sidoo…
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa u sheegay hoggaamiyayaasha iyo mas’uuliyiinta waddamada Afrika Khamiistii in Moscow ay siin doonto qamadi iib…
Dowladda Mareykanka ayaa cunaqabateyn kusoo rogtay Cabdiweli Maxamed Yuusuf oo ah madaxa xafiiska maaliyadda ee Daacishta Somaaliya. Cabdiweli Maxamed Yuusuf,ayaa…
HORDHAC Toddobo sannadood burburkii xukuumaddii militariga Siyaad Barre kaddib, dadka Reer Puntland (PL) oo ay hormuud u yihiin madax-dhaqameedka, isimmada,…
Xarfo Ciyaar qurxoon ayay la timid,waase laga badiyay oo 3-1,ayaa looga adkaaday. Gaalkacyo iyo Goldogob,ayaa iskugu soo haray ugu danbayn…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Sharci Lr. 02 ee 27-ka Luulyo 2023, kuna saabsan Sharciga…
Madaxweynaha Niger Mohamed Bazoum,ayaa maanta wacad ku maray inuu ilaalin doono mirihii dimoqraadiyadda ee “sida adag loogu guuleystay” kadib markii…
Garoowe: 27 July 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi…