Shir,ayuu qabtay uu iskugu keenay kooxo isaga la socda oo ay ku jiraan barakacayaasha Siyaasadeed ee PL kasoo jeeda. Ujeedka…
Browsing: Somalia
Garowe : 19 June 2025 : Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda H.E…
Warmurtiyeedka kasoo baxay Shirkii Xasan ee Xamar,waxaa xigmadiisa lagu soo ururin karaa.. (Dadkii la rabay in ay wada hadlaan,ayaa loo…
Kufsi Wadareedka ka dhacay LC marka laga soo tago dhibka ka dhashay ee loo gaystay Laba Gabdhood oo sharfan,hadana,waxaa kasii…
Garoowe: Shirka Bangiyadda iyo Maaliyadda Puntland oo ah kii u horeeyeyey ee noociisa ah oo lagu qabto Puntland, ayaa laga…
Trump,wuxuu ku doodayaa in Ruushka laga saaro G-7+,waxay ahayd khalad la galay oo ay ku kaceen Obama iyo Rw hore…
Iran,waxay ku weerartay in ka badan 370- Gantaal iyo 100- Drons Israa’iil,waxayna muujiday isdifaacid xoog le,iyadoo cidna aysan garab siinayn.…
Maraykanku haduu galo dagaalka Iran ka dhanka ah xaalku,waa sii xumaanayaa,waxuuna saamayn ku yeelanayaa dhaqaalaha Aduunka oo hadaba Saliidu 7%…
Weeraradii Xalay ay Iran ku ekaysiisay Israa’iil kadib,saakay,waxay Israa’iil iyaduna bilowday weeraro cusub oo ay ku qaadayso Xarumaha Niyuukleerka iyo…
Garoowe: 16 June 2025: Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Siciid Cabdullahi Deni,ayaa maanta furay shirweynaha 1-aad ee Bangiyada iyo maaliyadda Puntland,…
Weeraradii Xalay ay Iran ku ekaysiisay Israa’iil kadib,saakay,waxay Israa’iil iyaduna bilowday weeraro cusub oo ay ku qaadayso Xarumaha Niyuukleerka iyo…
Bender- beyla,waxaa lagu qabtay Laba Doonyood markay Saacadu ahayd 2-dii Duhurmo. Doonyaha,waxaa wata Ajaaniib iskugu jirta Carab, iyo Afrikan iyo…
Burburka Xaruntii Sirdoonka Ilaalada Kacaanka ee Tehran,waxaa ku hoos jira Talyihii iyo ku xigeenkiisii oo lagu kala magacaabo… B. Sarreeye…
Diyaaradaha dagaalka ee Ciidamada Difaaca Puntland,waxay Maanta gumaadeen argagixiso God ku gabanaysay oo gaaraysay 44-Xubnood. Meel,waxay ku dileen 30- Xubnood,halka…
Ninkan,waxay xoguhu sheegayaan in looga shakisan yahay Sirdoonka Turkiga in uu ushaqeeyo. Xasan Atar,ayuu ku sheegay Magaciisa,wuxuuna udhashay Turkiga. Baaris…
Maanta,waxaa ka fashilmay Shirkii uqorshaystay uu ku canjilayay kii saxda ahaa ee ay ahayd in layskugu yimaado oo talo Qaran…
دعم شباب بونتلاند لحكومة فخامة الرئيس سعيد عبد الله دني بيان صحفيصادر عن جماهير الدفاع والديمقراطية في بونتلاند دعم شباب…
Taageerada Dhallinyarada Puntland ee Dowladda Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni Anaga oo ah dhallinyarada reer Puntland, kana dambeeya Jamaahiirta…
Nuxurka Khudbada Mw Deni ee furitaanka Kalfadhiga 56-Aad? 1.Wuxuu ka xog waramay hawlgalka Calmiskaad… B. Ciidamada,Shacabka iyo hay’adaha Maamulka ee…
Waxaa looga wada hadlay…… PL,ayaa ayiday soo jeedinta BC ee oranaysa in la qabto Shirweyne Somaliyed oo loo dhan yahay.…
Dowladaha Imaaraadka Maraykanka,Kenya,Itoobiya iyo UK,ayaa garab istaag weyn umuujiyay Ciidamada Difaaca PL ee ku hawlgalka la dagaalanka argagaxisada. Gurmad dhinacyo…
Ninka la qabtay,waa Turki wata Waraaqo Magaciisu ku cad yihiin. Ciidamada PL ma shaacin Magaciisa,sababo baaris iyo xog dhamaysasho awgeed…
BC,waxay Xasan uqortay Warqad adag oo Saxaafada laga qariyay. Warqadaas,waxay xanbaarsanayd erayo Luuqad adag loo isticmaalay,waxaana loo sheegay Xasan.. “…
1.Mid waa PL uu kusoo laabtay socdaalo uu ku kala bixiyay Wadamada ,Itoobiya,Imaaraadka iyo Kenya. Hawlgalka Calmiskaad? Waa hawlgal guulaystay…
Weerar celiska Iran ka yimid uma dhigmo weerarkii Israa’iil ee aadka u abaabulnaa. Mudada ay ku qaadatay Iran in ay…
Weerarka Israa’iil ee Iran ma’ahan mid Diimeed ee waa mid ku qotoma Juquraafi,Siyaasad iyo Dhaqaale,waxaana qayb ka Xulufo kala Diin…
3000- km Dhul ujira ayay Israa’iil ka fulisay weerar aan caadi ahayn. Waxay weerartay Caasimadii iyo Magaalooyin muhiim ah oo…
Diyaarad xamuul ah oo ay leedahay Shirkadda diyaaradah Air India oo nooceedu yahay Boeing 787-8 Dreamliner,ayaa ku dhacday Magaalada Ahmedabad…
Shaqo wanaagsan ayay PL iyo SL qabsadeen si wadajir ah… 1.Waxay Warqad kawada qoreen Hubka kusoo qulqulaya Somaliya. 2.Waxay Wadajir…
Laba Qodob oo QM ay wado Todobaadkan in loo helo ajiibid,waxay uwanaagsan tahay Somalida. Labadaas Qodob,ayaa kala ah…. Qorshahan,waxaa gadaal…
Puntland iyo Itoobiya,waxaa usocda wada xaajoodyo muhiim ah. Qodobada ay kawada hadlayaan,waxaa ugu muhiimsan… 4.La-dagaallanka argagixisada. Weftiga PL ee ku…
Austraria,waxaa ka dhacay weerar ay ku naf waayeen 9- Qof oo Lix Dumar tahay,Sadexna Rag,isla markaana,waxaa ku dhaawacmay 12- Qof…
“Wasiir 3-Sano,ayaa la idinka waayey walaalayaalooww talada dhulka dhiga dalkaan waan wada leenaheye, dastuurka dalka iyo dowladnimada Kufsiga ka daaya,…
Garowe: June 10, 2025: Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dawladda Puntland iyada oo ixtiraamaysa Xeerka Maamulka Gobolada, Degmooyinka iyo…
Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan dhowrista xaquuqda aadanaha dhulalka la haysto ee falastiin, Francesca Albanese, ayaa ku…
Mudahaarad rabshado wata oo looga soo horjeeda siyaasadda Madaxweyne Donald Trump,ayaa Maalintii 3-aadka socda Magaalada Los Angels ee Gobolka California.…
Milleteriga Sudan oo ka baqanaya awooda Ciidamada RSF,ayaa la qaxay Diyaaradihii dagaalka. Sida ay xaqiijinayaan ilo lagu kalsoonaan karo,waxay Diyaaradaha…
Buuraha firxadka argagixisadu ku dhuumaalaysanayaan ee aan Wadadu gelin,waxaa kasoo qaada Dhaawaca Awr. Awrtaas,waxay keentaa halka ugu dhow ee Gaadiidka…
Hawlgalka Calmiskaad si la yaab leh,ayaa loo maamulay oo muujisay qaangaarnimada Nidaamka Puntland. Si gaar ah MW Deni,waxay ku ahayd…
Qodobbada Isfahamka & Wada-shaqeynta Puntland & Somaliland? B. In si wadajir ah loogu midoobo la-dagaalanka kooxaha argagixisada, gaar ahaan Al-Shabaab,…
Ninka la dilay,wuxuu kasoo jeeda Beesha Leelkase,Jifida Reer Maxamed Xasan. Gabadha la dilay,waxay kasoo jeedaa Beesha CM,jifida Guled Shirwac. Gabadha…
“Maraykanku,waa ka maarmaa Qof walba Aniga maahee” Ayuu yiri Trump. Mar la waydiiyay Qandaraasyada Dowliga ah ee Elon uu haysto…
Makhribkii,ayuu dhacay dagaal kale oo kharaar,waxaana lagu nadiifiyay Sadex God oo kale. Dagaalkaas danbe,waxaa lagu dilay 42- Xubnood oo argagixisada…
Israa’iil ayaa dhowr duqeymo cirka ah ku qaadday xaafadaha koonfureed ee Beyruut gelinkii dambe ee Khamiistii shalay, waana markii afraad…
Sidaan horey u soo sheegnay, dhaleeceynta Elon Musk uu u jeediyay sharciga canshuuraha iyo kharashaadka ee Donald Trump ayaa ah…
Galkacyo – Guddoomiyaha Gobolka Mudug, Mudane Faysal Shiikh Cali Jifo-Jabsade, ayaa ka hadlay dhacdo dhalinyaro lagu xiray magaalada Galkacyo xilli…
Laba,ayaa ka shahiiday Ciidanka Difaaca Puntland,waxayna Gacanta ku dhigeen Goobtii argagixisadu ku sugnayd ee Godka Sadow ee Baallade. Dhaawaca Askarta…
Puntland is facing a dangerous surge in self-proclaimed politicians—individuals who lack meaningful credentials, relevant experience, or a record of public…
Mogadishu — As Hassan Sheikh Mohamud (HSM) gears up for his transition to a controversial “One-Person-One-Vote” (1P1V) electoral system, slated…
Ruushka,waxaa lagu qaaday weerar loo adeegsaday Drons oo sababay khasaare baaxad leh. 40- Diyaaradaha dagaalka Ruushka,ayaa lagu burburiyay weerarkaas,waxaana meesha…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump,ayaa Arbacada sheegay in uu ” wada hadal wanaagsan” la yeeshay Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin, iyagoo wicitaanka…
In kabadan 50 xubnood oo katirsan argagixisada Daacish ayaa lagu dilay dagaallo u dhexeeyay ciidamada Puntland iyo maleeshiyaadka firxadka ah…
Madaxweynaha DFS, Xassan Shiikh Maxamuud ayaa waraaqaha aqoonsiga safiirnimo ka guddoomay Danjiraha Dowladda Ingariiska ee Soomaaliya Charles King. Charles King…
Qarax miino ayaa haleelay gaari uu saarnaa Xoghayaha Dowladda hoose ee degmada Qandala iyo Askar la socotay, xilli ay marayeen…
Dowladda Mareykanka ayaa gabi ahaanba joojisay taageerada ay siin jirtay ciidamada kumaandooska Soomaaliya ee DANAB, sidda uu xaqiijiyay Guddiga Arrimaha…
Safiirrada Qaramada Midoobay iyo Mareykanka ayaa qodobo adag hordhigay Madaxweyne Xassan Shiikh Maxamuud, oo kulan qaatay saacado badan ay kula…
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Kenya, Raila Odinga ayaa kulan sagootin ah u sameeyay Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cirro iyo wafti uu…
4 xubnood oo katirsan firxadka kooxda argagixisada ah ee Daacish ayaa isku soo dhiibay Ciidamada Puntland ee ku sugan deegaanka…
Madaxweynihii hore ee DFS, Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa ayaa shuruudo ku xiray ka qeybgalka gogasha Wadatashiga Qaran ee uu iclaamiyay…
Ciidamada geesiyaasha ah ee Dowladda Puntland ayaa maanta howlgallo ka wada deegaannada ku harreeraysan Togga Miiraale, ee buuraleyda Cal-miskaad ee…