Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Ciidamadda Puntland Ayaa Guulo Waa Wayn oo Muhiim ah ka Gaaray Kooxaha Argagaxisadda
    Puntland

    Ciidamadda Puntland Ayaa Guulo Waa Wayn oo Muhiim ah ka Gaaray Kooxaha Argagaxisadda

    𝕯𝖗. 𝐗𝐈𝐃𝐃𝐈𝐆By 𝕯𝖗. 𝐗𝐈𝐃𝐃𝐈𝐆January 11, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Boosaaso – (Idil News) Howlgalka Ciribtirka Argagixisada Daacish ayaa hantay guulo muhiim ah, waxaana Argagixisada ilaa hadda gacantooda laga saaray Talisyadii ugu muhiimsanaa, keydkii Raashinka ee kooxdan ayaa lasoo bandhigay oo ay yaalan nooc kasta oo Raashin ah oo ciidan ka badan 600 askari ay bilo isticmaali karaan.

    Duqeymihii u danbeeyey ayaa gaarsiiyey khasaare, dhimasho iyo dhaawacba leh, iyagoo Miinooyinkii ay wadooyinka ku gooyeen la saaray intii ugu badnayd.

    In ka badan 4 diyaaradaha drone oo ay qaraxyo kuxireen ayaa lasoo riday, sidaas oo kale farsamooyinka cusub ee Argagixisadu kugashay dagaalka waa in dhawr nooc u adeegsanayaan miinooyinka.

    3 argagixiso ajnabi ah oo Miinooyin aasayay, ayay iyaga ku qaraxday oo meydkooda lahelay, taas oo muujinaysa jabka kooxahan.

    Howlgalka ayaa bilow jooga, waxayna galeen maleeshiyaadka Argagixiso dhulka buuraha sare, oo iyana howlgaladu cir iyo dhulba kaga socdaan, sida ay sheegtay dawladda Puntland.


    Xigasho:// Faarax Cabdulqaadir Gaylan

    Boosaaso Hilaac Operation ISIS Islamic State (IS) Puntland Puntland counter-terrorism operations
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxay ka wada-hadleen Madaxweyne Deni iyo saraakiisha Mareykanka ah?

    August 31, 2026

    BOOSAASO: Puntland iyo Mareykanka oo labo arrimood ka wada-hadlaya

    August 31, 2026

    Ciidamo cusub oo la geeyay Garacad, kaddib go’aankii Madaxweyne Deni

    August 30, 2026
    Latest Posts

    Puntland is a territory the U.S. has specifically earmarked with in Somalia.

    Maxay ka wada-hadleen Madaxweyne Deni iyo saraakiisha Mareykanka ah?

    BOOSAASO: Puntland iyo Mareykanka oo labo arrimood ka wada-hadlaya

    Ciidamo cusub oo la geeyay Garacad, kaddib go’aankii Madaxweyne Deni

    Puntland Gains Western Policy Advantages

    Askartii Xananbuure ee lagu qabtay gudaha DDS oo Jigjiga loo qaaday

    Tirada dadka ku dhintay daadadka Nepal oo korortay

    Turkish Bid $5M Ransom for MV LUTUF, pirates says

    PUNTLAND: Madaxweyne Deni oo tababar u soo xiray Kumanaan Askari oo cusub

    Puntland oo si adag u cambaareeysay madax furasho Turkey siisay Burcad-badeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.