Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Erdogan oo sheegay in Turkigu guulo ka gaaray Tiknolojiyadda (VIDEO)
    Somalia

    Erdogan oo sheegay in Turkigu guulo ka gaaray Tiknolojiyadda (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeySeptember 26, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Recep Tayyip Erdoğan, Madaxweynaha dalka Turkiga oo ka hadlay muhiimada munaasabaddan ayaa hadalkiisa ku bilaabay “Dhammaan mashaariicda halkan lagu soo bandhigay waxay ka dhasheen wadashaqayn kooxeed oo ay ku jiraan iskuulo, macallimiin iyo qoysas. Ka sokow dadaalka dhallinyaradeenna, waxaa sidoo kale mahad leh hodantinimada iyo kartida Turkiga,”

    Madaxweyne Erdoğan ayaa markale guul u rajeeyey Teknofest mar uu ka hadlayey muhiimada ay leedahayna wuxuu yiri “Halkan waxaan ku arki karnaa saynisyahanno guulaystay, injineero, farsamo -yaqaanno, cilmi -baarayaal iyo kuwa ka shaqeeya berrinka, kuwaas oo hagi doona mustaqbalka Turkiga. Dhalinyarada maanta ikhtiraacday Teknofest, waxaan rajaynayaa, inay noqon doonaan naqshadeeyeyaasha Turkiga 2053 iyo 2071,”

    Bandhigga sannadlaha ah oo lix maalmood soconaya ayaa ka dhacay garoonka Ataturk ee Istanbul iyadoo qorshuhu yahay in la soo gabagabeeyo maanta

    https://www.facebook.com/RTErdogan/videos/226370836046788

    Idilnews

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Imaaraadka oo uga digay Yurub xagjiriinta Islaamka

    January 11, 2026

    Maraykanka oo duqaymo isdaba joog ah ka fuliyay Buuraha Calmiskad

    January 11, 2026

    Villa Somaliya awood ma uleedahay in ay Ciidamo ka hawlgiso gudaha dhulka PL?

    January 10, 2026
    Latest Posts

    Imaaraadka oo uga digay Yurub xagjiriinta Islaamka

    Maraykanka oo duqaymo isdaba joog ah ka fuliyay Buuraha Calmiskad

    Villa Somaliya awood ma uleedahay in ay Ciidamo ka hawlgiso gudaha dhulka PL?

    2025 oo noqday Sanadkii xaqiijinta Amniga Puntland.

    Faallo:-Xiriirka Sacuudiga iyo Imaaraadka keebaa uleh muhiimad PL?

    Faallo:-Villa Somaliya maka saari kartaa Dalka Dowlada Imaaraadka?

    Villa Somaliya oo ku cadaadinaysa Shiinaha in uu Wasiirka Arimaha dibada yimaado.

    Faallo:-Maxaa sababay baaqashada Wasiirka Shiinaha Ee Muqdisho?

    Faallo:-Khudbada Madaxweyne Xasan Shiikh Ee Caawa?

    Maraykanka oo ka baxay xubinimada hay’ado fara badan oo caalamiya

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.