Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Oday iyo Wiilashiisa
    Somalia

    Oday iyo Wiilashiisa

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 14, 2017No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Oday iyo Wiilashiisa

     Aabbe wiilashii uu dhalay oo qoyskiisa ka mid ahaa ayaa si joogta ah dhexdooda u cilaaqtami jirey. Maalin maalmaha ka mid ah ayuu u sheegey in ay u keenaan xirmo ulo ah. Kolkay u keeneen ayuu saf kala wada maray oo hadba mid faraha ka saaray, oo wiilashiisii midba mar ku amray in uu gabal-gabal u kala googooyo. Way iskuddayeen in ay jebiyaan intii karaankood ahayd, hayeeshee way u suurtaggeli wayday. Dabadeed xirmadii ayuu kala furfuray, mid ayuu ulihii uga soo saaray, oo mar kale gacmaha inammadiisii u wada saaray, taas oo keentey in ay si sahlan u jejebiyaan.

     Ka gadaale ayuu ku yidhi: “Wiilashaydiiyow, haddii aad isku feker iyo garaad ahaataan, oo midnimo iyo iskaashi idinka wada dhexeeyo, sida xirmadaas ayaad noqon doontaan, giddi hollinta cadowgiinna idin ma loodin karto. Haddiise aad kala qaybsan tihiin, si sahlan ayaa sida ulahaas laydiin jebin doonaa.”

     

     

    The Father and His Sons

     

    A father had a family of sons who were perpetually quarreling among themselves. One day, he told them to bring him a bundle of sticks. When they had done so, he placed the bundle into the hands of each of them in succession, and ordered his sons to break the bundle in pieces. They tried with all their strength, but were not able to do it.  He next opened the bundle, took the sticks separately, one by one, and again put them into his sons’ hands, upon which they broke the sticks easily.

     

    He then said, “My sons, if you are of one mind, and unite to assist each other, you will be as this bundle, uninjured by all the attempts of your enemies. But if you are divided among yourselves, you will be broken as easily as these sticks.”

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Imaaraadka oo uga digay Yurub xagjiriinta Islaamka

    January 11, 2026

    Maraykanka oo duqaymo isdaba joog ah ka fuliyay Buuraha Calmiskad

    January 11, 2026

    Villa Somaliya awood ma uleedahay in ay Ciidamo ka hawlgiso gudaha dhulka PL?

    January 10, 2026
    Latest Posts

    Imaaraadka oo uga digay Yurub xagjiriinta Islaamka

    Maraykanka oo duqaymo isdaba joog ah ka fuliyay Buuraha Calmiskad

    Villa Somaliya awood ma uleedahay in ay Ciidamo ka hawlgiso gudaha dhulka PL?

    2025 oo noqday Sanadkii xaqiijinta Amniga Puntland.

    Faallo:-Xiriirka Sacuudiga iyo Imaaraadka keebaa uleh muhiimad PL?

    Faallo:-Villa Somaliya maka saari kartaa Dalka Dowlada Imaaraadka?

    Villa Somaliya oo ku cadaadinaysa Shiinaha in uu Wasiirka Arimaha dibada yimaado.

    Faallo:-Maxaa sababay baaqashada Wasiirka Shiinaha Ee Muqdisho?

    Faallo:-Khudbada Madaxweyne Xasan Shiikh Ee Caawa?

    Maraykanka oo ka baxay xubinimada hay’ado fara badan oo caalamiya

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.