Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Puntland iyo Bangiga Adduunka oo ka wada hadlay mashaariicda hormarineed
    Somalia

    Puntland iyo Bangiga Adduunka oo ka wada hadlay mashaariicda hormarineed

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeySeptember 23, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo u hoogamiyay Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Mudane Cumar Xasan Fiqi ayaa ka qayb galay shir looga hadlaayay waxqabadka mashaariicda, qorshayaasha Dowladda taasoo ay si wadajir ah ay u wadaan Bangiga Adduunka iyo Dowladda Puntland.

    Wasaaradda Maaliyadda Dowldda Puntland ayaa soo bandhigtay waxqabadka iyo guulihii laga gaaray mudadii ay socdeen mashaariicda PFM-DRM taasoo ay kala shaqeynayso Bangiga Adduunka.

    Mas’uuliyiinta Maaliyadda Puntland ayaa ku adkeeyay Bangiga Adduunka in mar kasta dhankooda ay xoojiyaan wada shaqeynta iyo xiriirka tooska ah, taasoo qayb ka ah dardar gelinta mashaariicda ay si wadajirka ah u wadaan Wasaaradda Maaliyadda Puntland iyo Bangiga Adduunka.

    Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo ah hay’adda u qaabilsan horumarinta iyo dib u habeynta nidaamka Maaliyadda ayaa dadaal dheer ugu jirta sidii loo casriyeyn lahaa habka Dakhli uruurinta, beekhaaminta kharashaadka Dowladda , ku dhaqanka , miisaaniyadda, xoojinta daah-furnaanta iyo Isla-xisaabtanka.

    Idilnews

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Dhexdhexaadintii Kenya Ee Axmed iyo Xasan oo fashilantay

    August 22, 2025

    Dagaal kharaar oo ka socda Toga Baallade Ee Calmiskaad

    August 22, 2025

    Beesha Warsengeli iyo Dowlada Puntland oo Shir uga furmayo Bosaso

    August 18, 2025
    Latest Posts

    Dhexdhexaadintii Kenya Ee Axmed iyo Xasan oo fashilantay

    Dagaal kharaar oo ka socda Toga Baallade Ee Calmiskaad

    Beesha Warsengeli iyo Dowlada Puntland oo Shir uga furmayo Bosaso

    Madaxda Yurub,Nato iyo Maraykanka oo ka xaajoonaya dagaalka Ukrain

    Zelensky oo markale lagu soo dhaweeyay Aqalka-cad

    Ciidamada Difaaca Puntland oo sardar leh uwada Wajiga Afraad

    Yaa umaalgelinaya Itoobiya garoonka diyaaradaha cusub?

    Puntland oo soo saartay Boolis Tayo iyo Tiro sareeya

    Kulankii Taariikhiga ahaa Ee Trump iyo Putin oo bilowday

    Maraykanku miyuu aqoonsanayaa Somaliland?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.