Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Puntland oo tababar u soo xirtay boqolaal Askari (VIDEO)
    Somalia

    Puntland oo tababar u soo xirtay boqolaal Askari (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeySeptember 30, 2021No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    waxaa Tabarbar loogu soo xiray Dufcadii labaad oo ka tirsan Ciidamada Daraawishta Dowladda Puntland.

    Muunasabada soo xirtaanka Tababarka waxaa ka soo qaybgalay Guddiga dib u habeynta Ciidamada oo uu hogaaminayo Guddoomiyaha Guddiga ahna Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Mudane Xasan Shire Cabdi, Wasiirka Amniga, Taliyaha Ciidanka Daraawiishta, Taliyaha Ciidanka Booliiska, Taliye Xigeenka Labaad ee Ciidanka Daraawiishta, Guddoomiyaha Maxkamada Ciidmadda,Madaxweyne Ku-xigeenkii hore ee Puntland Senator Maxamed Cali Yusuf Maamulka Degmada Gaalkacyo iyo Kan Gobolka Mudug.

    Sidoo kale Ciidamadan Tabarbarka loo soo xiray ayaa ah Dufcadii labaad ee ka baxada Dugsiga Gen. Carays ee Godod waxaana ay qaateen Tabarbaro isugu jira, khibrada Goobaha dagaalka, habka laysu Difaaco, Akhaalqda Ciidanimo, Caawinta bulshad Iyo casharo kale oo dhanka Ciidamada ah

    Dhinaca kale Guutadan Tababarka loo soo xiray ayaa loo Bixiyey Guutada 13-aad ee Dhifsade, waxaana ay goobta ku soo bandhigeen Cashaaradii ay qaateen oo ahaa kuwo aad loogu riyaaqay

    Dowladda uu hoggaaminayo Madaxwayne Siciid Cabdulaahi Deni ayaa horumar ka samaysay dhismaha Ciidamada kala duwan ee Dowladda Puntland.

    Ugu Dambayntii Guddoomiyaha Guddiga dib u habaynta Ciidamada ahna Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa bogaadiyey Ciidanka Tababarka loo soo xiray waxaana uu sheegay in ay xuquuqdooda ay u helayaan si joogta ah Dowladdana ay ka Go’antahay Tayeynta iyo dib u habaynta Ciidanka.

    Idilnews

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Beesha Warsengeli iyo Dowlada Puntland oo Shir uga furmayo Bosaso

    August 18, 2025

    Madaxda Yurub,Nato iyo Maraykanka oo ka xaajoonaya dagaalka Ukrain

    August 18, 2025

    Zelensky oo markale lagu soo dhaweeyay Aqalka-cad

    August 18, 2025
    Latest Posts

    Beesha Warsengeli iyo Dowlada Puntland oo Shir uga furmayo Bosaso

    Madaxda Yurub,Nato iyo Maraykanka oo ka xaajoonaya dagaalka Ukrain

    Zelensky oo markale lagu soo dhaweeyay Aqalka-cad

    Ciidamada Difaaca Puntland oo sardar leh uwada Wajiga Afraad

    Yaa umaalgelinaya Itoobiya garoonka diyaaradaha cusub?

    Puntland oo soo saartay Boolis Tayo iyo Tiro sareeya

    Kulankii Taariikhiga ahaa Ee Trump iyo Putin oo bilowday

    Maraykanku miyuu aqoonsanayaa Somaliland?

    Ciidamada Difaaca Puntland oo horumar ka sameeyay Gacanmarinta Godadka

    Kulan Taariikhiya oo dhexmaraya Trump iyo Putin

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.