Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Siciid Cowke oo loo doortay Senator 7-aad ee goballada Waqooyi
    Somalia

    Siciid Cowke oo loo doortay Senator 7-aad ee goballada Waqooyi

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeySeptember 30, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaa goordhaweyd xarunta Teendhada Afisyooni ee magaalada Muqdisho ka bilaabatay doorashada shanta kursi ee ka harsan kuraasta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ee Gobolada Waqooyi ee Somaliland.

    Ergada doorashada Somaliland ayaa mar kale Saciid Cabdi Xasan Cowke u doortay inuu noqdo Senatar ka tirsan Aqalka Sare, waxaana loogu codeeyay Cod gacan taag ah, kadib markii uu tanaasulay Musharaxii la tartamayey ee Jaamac Cabdullaahi Maxamed.

    Guddoomiyaha Guddiga maamulaya doorashada Somaliland ayaa ku dhawaaqay in Saciid Cabdi Xasan uu noqday Sanatorkii 7-aad ee Gobolada Waqooyi ku metalaya Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

    Doorashada kursiga 8-aad ayaa goor dhow la guda galay, isla markaana waxaa ku tartamaya Musharaxiinta kala ah Muno Cumar Xasan, Naciimo Xasan Xaaji iyo Sucaad Xasan Maxamed, waxaana kursigaas difaacaneysa Muno Cumar.

    Idilnews

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Puntland maka faa’idaysan doontaa Saabiriina Dhowre

    November 22, 2025

    Maqnaanshaha Trump oo macno tirtay Shirkii G-20

    November 22, 2025

    Madaxii GPS-yada Daacush oo Gacanta lagu dhigay

    November 22, 2025
    Latest Posts

    Puntland maka faa’idaysan doontaa Saabiriina Dhowre

    Maqnaanshaha Trump oo macno tirtay Shirkii G-20

    Madaxii GPS-yada Daacush oo Gacanta lagu dhigay

    Tiro kale oo argagixisada ah oo lagu dilay duqayn Cirka ah

    Firxad argagixiso oo isku soo dhiibay Ciidamada Puntland

    Abaaraha daran Ee Puntland ka jira oo laga shiray

    Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka hadashay hakintii barnaamijka TPS

    Trump oo meesha ka saaray sharci Somalida macno weyn ulahaa

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo shubtay Puntland

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.