Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Agaasimihii warfaafinta Aqalka-cad oo xilkii iska casilay
    Somalia

    Video:-Agaasimihii warfaafinta Aqalka-cad oo xilkii iska casilay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMay 30, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Agaasimaha warfaafinta Aqalka Cad ee Mareykanka, Mike Dubke, ayaa xilkaasi iska casilay saddex bilood kaddib markii jagadaasi loo dhiibay.

    Mike Dubke oo ah khabiir xisbiga Jamhuuriga u qaabilsanaan jiray dhanka qorsheynta ayaa saddex bilood ka hor xilkaasi loo magacaabay si uu u boorka uga jafo qaybta warfaafinta ee Aqalka Cad.

    Xoghayaha qaybta warfaafinta ee Aqalka Cad, Sean Spicer, ayaa lagu soo waramayaa in uu xilkaasi sii qabanayo balse la yareyn doono shirarka jaraa’id ee lagu qabto madaxtooyada.

    Arrintan ayaa ku soo beegmayso xilli ay soo baxayaan warar sheegaya in jahawareer xoggan uu ka dhex jiro kooxda Aqalka Cad u qaabilsan warfaafinta.

    Dubke ayaa istiqaaladiisa soo gudbiyay 18-kii bishan balse waxaa laga codsaday in uu xilka sii hayo tan iyo inta madaxweyne Trump uu ka soo afjarayo booqashadii uu ku marayay Bariga Dhexe iyo Yurub,hoos ka daawo muuqaalka.

     

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Imaaraadka oo uga digay Yurub xagjiriinta Islaamka

    January 11, 2026

    Maraykanka oo duqaymo isdaba joog ah ka fuliyay Buuraha Calmiskad

    January 11, 2026

    Villa Somaliya awood ma uleedahay in ay Ciidamo ka hawlgiso gudaha dhulka PL?

    January 10, 2026
    Latest Posts

    Imaaraadka oo uga digay Yurub xagjiriinta Islaamka

    Maraykanka oo duqaymo isdaba joog ah ka fuliyay Buuraha Calmiskad

    Villa Somaliya awood ma uleedahay in ay Ciidamo ka hawlgiso gudaha dhulka PL?

    2025 oo noqday Sanadkii xaqiijinta Amniga Puntland.

    Faallo:-Xiriirka Sacuudiga iyo Imaaraadka keebaa uleh muhiimad PL?

    Faallo:-Villa Somaliya maka saari kartaa Dalka Dowlada Imaaraadka?

    Villa Somaliya oo ku cadaadinaysa Shiinaha in uu Wasiirka Arimaha dibada yimaado.

    Faallo:-Maxaa sababay baaqashada Wasiirka Shiinaha Ee Muqdisho?

    Faallo:-Khudbada Madaxweyne Xasan Shiikh Ee Caawa?

    Maraykanka oo ka baxay xubinimada hay’ado fara badan oo caalamiya

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.