Roobabku ka da’een sida deegaano iyo tuulooyin dhowr ah gaar ahaana degaanada hoostaga degmada Qandala.
Tuullooyinka Xarago Canjeel,Tuurmasele,Gaatir,Daramadow iyo deegaano kale oo dhulka miyiga ah iyagoona biyo dhigay toga jaceel.
Halkan ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/0_TafKoEO2k