Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Gudoomiyaha Gobolka Bari oo fariin adag udiray beelaha dega Bay iyo Bakool
    Somalia

    Video:-Gudoomiyaha Gobolka Bari oo fariin adag udiray beelaha dega Bay iyo Bakool

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJune 21, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Gudoomiyaha Gobalka Bari wuxuu ku hadlay hadal xigmad leh iyo dhiiri galin ku socota reer Baay iyo Bakool.
    Guddoomiyaha gobolka Bari Yuusuf Maxamed Waays (Dhedo) ayaa baaq udiray shacabka ku nool gobolada Baay iyo Bakool, baaqaas oo ah inay celiyaan dadkooda loosoo adeegsanayo inay lagu wiiqo nabad gelyo Puntland.

    ” Reer Baay iyo Bakoolow waxaan idiin sheegaynaa Bosaso kaliya waxaanu ku haynaa oo ku nool 29,800 oo dadkiina ah, kuwaas oo leh xuquuqda kan Puntland u dhashay, Marka miyaanu idinka istaahilnaa inagoo sidaas idiin soo dhoweynay inaad noogu abaalgudaan inaad baabuur noo soo saartaan kuwa ina qarxinaya oo cadow ku ah jiritaankeena,” ayuu yiri gudoomiyaha gobolka Bari Mr. Dhedo,hoos ka daawo muuqaalka.

     

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://youtu.be/EF_3odHWjz4

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maraykanka oo si dadban ugu digay Xasan Shiikh

    August 22, 2025

    CDPL iyo firxadkii argagixisada oo isku helay Toga Baallade

    August 22, 2025

    Dhexdhexaadintii Kenya Ee Axmed iyo Xasan oo fashilantay

    August 22, 2025
    Latest Posts

    Maraykanka oo si dadban ugu digay Xasan Shiikh

    CDPL iyo firxadkii argagixisada oo isku helay Toga Baallade

    Dhexdhexaadintii Kenya Ee Axmed iyo Xasan oo fashilantay

    Dagaal kharaar oo ka socda Toga Baallade Ee Calmiskaad

    Beesha Warsengeli iyo Dowlada Puntland oo Shir uga furmayo Bosaso

    Madaxda Yurub,Nato iyo Maraykanka oo ka xaajoonaya dagaalka Ukrain

    Zelensky oo markale lagu soo dhaweeyay Aqalka-cad

    Ciidamada Difaaca Puntland oo sardar leh uwada Wajiga Afraad

    Yaa umaalgelinaya Itoobiya garoonka diyaaradaha cusub?

    Puntland oo soo saartay Boolis Tayo iyo Tiro sareeya

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.