Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Ismaaciil tartanka quraanka aqoontiisaa ka reebtay ee dawlada imaaraadku kama reebin
    Somalia

    Video:-Ismaaciil tartanka quraanka aqoontiisaa ka reebtay ee dawlada imaaraadku kama reebin

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJune 13, 2017No Comments3 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link
    Mid kamid ah Imaamyada masaajidyada Hargaysa oo lagu magacaabo Ismaaciil ayaa ka qaybgalay tartanka quraanka Kariimka ah ee DIHQA kana socda dalka Imaaraadka carabta ,kaasoo sanad walba la qabto bisha Soon.
     
    Ismaaciil oo ku matalayay soamliya tartankaas aya aka haray kadib markii xirfadiisa aqooneed oo aad uliidatay daradeed.
     
    Ismaaciil oo ku matalaya tartanka quraanka kariimka ah ee DIHQA dalka Somaliya,ayaa waxaa tartanka kala haray oo iyagana lagu eedeeyay xirfad aqooneed liidasho 10 wadan oo kale kuwaasoo kala ah:-
     
    1.China,
    2.Ireland,
    3. Georgia,
    4.Serbia,
    5.Macedonia,
    6.Sweden,
    7.Norway,
    8.Mauritius,
    9.Barbados,
    10.New Zealand
    11.Singapore,
     
     
    Hadaba Ismaaciil markuu dib u laabtay kana haray tartankii ayuu si kale u dhigay fashilkiisii,waxuuna ubadalay siyaasad, isagoo ku eedeeyay dawlada Imaaraadka in ay siyaasadaysay tartankii quraanka kariimka ahaa loogana reebay isaga iyo u tartamihii matalayay dalka qadar khilaafka carabta awgiis iyo mawqifka somaliya ay ka qaadatay khilaafkaas.
     
    Isku soo wada duuboo waxaa arintaas beeniyay warbaahinta khaliijka oo si dhaw ula socotay tartanka,hoos ka akhriso qoraalka uu ka qoray mid kamid ah wargaysyada ugu afka dheer Khaliijka tartankaas,sidoo kale hoos ka daawo sida ay uliidatay xirfada aqooneed ee Ismaaciil Cumar Madar.
    39 full Quran memorisers have so far sat for the final tests of the competition’s 21st edition.

    The Dubai International Holy Quran Award (DIHQA) has disqualified 11 out of 103 contestants, who are participating in the 21st edition of the International Quran Recitation competition, for poor performance.

    These included the contestants of China, Ireland, Georgia, Serbia, Macedonia, Sweden, Norway, Mauritius, Barbados, New Zealand and Singapore, he said. “The competitions unit has long prepared over 500 questions.”

    According to him, the 14-categoty award has seen massive developments over the last 21 years. “An unprecedented 103 contestants are competing – for the first time – in the 21st session of the global competition this year, the ‘Year of Giving’.”

    The competition is held annually under the aegis of His Highness Sheikh Mohammed bin Rashid Al Maktoum, Vice-President and Prime Minister of the UAE and Ruler of Dubai. “The DIHQA, now a global leading hub for Quran memorisers, attracts high calibre scholars and competent full Quran memorisers from around the world.”

    With eight new participants examined on Tuesday night, 39 full Quran memorisers have so far sat for the final tests of the competition’s 21st edition.

    Tight memorisations and tuneful recitations have attracted large crowds from different nationalities to the Dubai Chamber of Commerce and Industry, where the contest sessions are being held at 10pm every night until Ramadan 20.

    The fifth batch of competitors on Tuesday night were Mohamedou Abeka from Mauritania, Eren Pilgir (Turkey), Ismail Omar Madar (Somalia), Magomedov Gadzhimurad (Russia), Ak Muhammad Abdul Qadir Bin Pg Ibrahim (Brunei), Naadhih Abdul Hameed (Maldives), Ibrahim Samate (Guinea-Bissau), and Berte Oumarou (Cote D’ivoire).

    Eight more contestants were to be examined on Wednesday night: Koanda Hassane from Burkina Faso, Asgary Manalocon Dirampatun (Philippines), Omar M S A S A Alrefai (Kuwait), Mohammed Wurrie Barry (Liberia), Mohamed Arkam Mohamed Hussain (Sri Lanka), Abduqodirzoda Muhammadjon (Tajikistan), Diallo Mamadou Tafsir (Guinea), and Abdul Rashid Tawab (Malawi).

    ahmedshaaban@khaleejtimes.com

     

    http://www.khaleejtimes.com/nation/11-contestants-disqualified-by-dihqa-for-poor-performance

     

     

     

    Halkan ka daawo sida ay u liidatay xirafdisa quraan kahris Ismaaciil

    https://youtu.be/SqsVz-jsUfc

     

    Halkan ka daawo muuqaalka isagoo si kale u dhigay fashilkisiii

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xasan si farsamaysan,ayuu ufuliyay amarkii Beesha Caalamka

    June 19, 2025

    Xeerka la dagaalanka argagaxisada PL oo wax laga badalay

    June 19, 2025

    Maxaa kasoo baxay Shirkii Xasan Shiikh Ee Xamar?

    June 19, 2025
    Latest Posts

    Xasan si farsamaysan,ayuu ufuliyay amarkii Beesha Caalamka

    Xeerka la dagaalanka argagaxisada PL oo wax laga badalay

    Maxaa kasoo baxay Shirkii Xasan Shiikh Ee Xamar?

    Baaq ku socda Kufsi wadareedka ka dhacay LC.

    Shirka Bangiyada iyo Maaliyada Puntland oo soo xirmay

    Trump oo ku doodaya Ruushka in lagu daro G-7

    Wararkii ugu danbeeyay dagaalka Iran iyo Israa’iil?

    Faallo:-Maxaa dhacaya hadii Maraykanku ku biiro dagaalka Iran?

    Update:-Dagaalka Iran iyo Israa’iil

    Shirweynaha Bangiyada iyo Maaliyada oo Garowe ka furmay

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.