Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Shiinaha oo markii ugu horaysay samaystay markab diyaaradaha xanbaara
    Somalia

    Video:-Shiinaha oo markii ugu horaysay samaystay markab diyaaradaha xanbaara

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 26, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dawladda Shiinaha ayaa soo bandhigtay Markab diyaaradaha xambaara, arrintaas oo xoojinaysa awoodda milatari iyadoo bartanka lagaga jiro xiisadda sii kacaysa ee gobolka ka taagan.

    Waa markabkii labaad ee dalku yeesho ee awooda in uu diyaarado xambaaro.

    Laakiin kani wuxuu kii hore kaga duwan yahay waa midkii koobaad ee lagu sameeyo dalka Shiinaha gudahiisa.

    Warbaahinta dawladdu waxay sheegtay in markabkan oon wali magac loo bixinin “in laga qaaday meel dhul ah oo la galiyay biyaha dekedda Dalian.

    Wararkii hore waxay sheegayeen in uusan hawlgali karin inta ka horaysa 2020ka.

    Arrintani waxay ku soo aadaysaa iyadoo maalmihii u dambeeyay ay sii kululaatay dareenka ka dhextaagan Maraykanka iyo Kuuriyada Waqooyi.

    Shiinaha ayaa horay u lahaa hal markab oo xambaaara diyaaradaha oo la dhoho Liaoning kaas oo ay ka soo iibsatay Ukraine balse ay dib u qaabaysay.

    Dalka Maraykanka ayaa maraakiib dagaal iyo gujis geeyay biyaha Kuuriya, arrintaas oo dhalisay in Waqooyiga Kuuriya ay aad uga carrooto.Shiinaha ayaase ku baaqay in xaaladda la dajiyo.hoos ka daawo muuqaalka.

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Imaaraadka oo uga digay Yurub xagjiriinta Islaamka

    January 11, 2026

    Maraykanka oo duqaymo isdaba joog ah ka fuliyay Buuraha Calmiskad

    January 11, 2026

    Villa Somaliya awood ma uleedahay in ay Ciidamo ka hawlgiso gudaha dhulka PL?

    January 10, 2026
    Latest Posts

    Imaaraadka oo uga digay Yurub xagjiriinta Islaamka

    Maraykanka oo duqaymo isdaba joog ah ka fuliyay Buuraha Calmiskad

    Villa Somaliya awood ma uleedahay in ay Ciidamo ka hawlgiso gudaha dhulka PL?

    2025 oo noqday Sanadkii xaqiijinta Amniga Puntland.

    Faallo:-Xiriirka Sacuudiga iyo Imaaraadka keebaa uleh muhiimad PL?

    Faallo:-Villa Somaliya maka saari kartaa Dalka Dowlada Imaaraadka?

    Villa Somaliya oo ku cadaadinaysa Shiinaha in uu Wasiirka Arimaha dibada yimaado.

    Faallo:-Maxaa sababay baaqashada Wasiirka Shiinaha Ee Muqdisho?

    Faallo:-Khudbada Madaxweyne Xasan Shiikh Ee Caawa?

    Maraykanka oo ka baxay xubinimada hay’ado fara badan oo caalamiya

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.