Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wakiilka Xoghayha guud oo sheegay in Somaliya wali caqabato hor taagan yihiin
    Somalia

    Wakiilka Xoghayha guud oo sheegay in Somaliya wali caqabato hor taagan yihiin

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 2, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link
    Wakiilka xog-hayaha guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya danjire Michael Keating ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay wali heystaan caqabado waa weyn oo u baahan in laga taageero.
     
    Micheal Keating ayaa sheegay in ay wali taagan yihiin muranka ku saabsan xuduudaha iyo isku dhacyadda bulshadda Soomaaliyeed.
     
    Waxaa uu sheegay in dowladaha caalamka laga doonaayo in ay si dhaw ula shaqeeyaan dowladda Soomaaliya.
     
    Wakiilk ayaa qiray in Soomaaliya ay sanadyadii la soo dhaafay ay gaartay horumaro la taabankaro , inkastoo wali ay taagan yihiin caqabadii ugu waa weynaa.
     
    Waxaa uu tilmaamay in kumanaan qof ay wali ku jiraan Barakac ay sababeen Abaaraha iyo sidoo kale dagaalka lagula jiro kooxaha argagixisada waa sida u hadalka u dhigay
     
    Waxaa uu xusay Keating in bilaha soo socda dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Farmaajo la dagaalami doonto amni darada dalka ka jirta.
     
    Danjire Keating ayaa ugu danbeyntii sheegay in ay muhiim tahay iskaashiga Shacabka iyo dowladda si looga gudbo caqabadahaasi.
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Imaaraadka oo uga digay Yurub xagjiriinta Islaamka

    January 11, 2026

    Maraykanka oo duqaymo isdaba joog ah ka fuliyay Buuraha Calmiskad

    January 11, 2026

    Villa Somaliya awood ma uleedahay in ay Ciidamo ka hawlgiso gudaha dhulka PL?

    January 10, 2026
    Latest Posts

    Imaaraadka oo uga digay Yurub xagjiriinta Islaamka

    Maraykanka oo duqaymo isdaba joog ah ka fuliyay Buuraha Calmiskad

    Villa Somaliya awood ma uleedahay in ay Ciidamo ka hawlgiso gudaha dhulka PL?

    2025 oo noqday Sanadkii xaqiijinta Amniga Puntland.

    Faallo:-Xiriirka Sacuudiga iyo Imaaraadka keebaa uleh muhiimad PL?

    Faallo:-Villa Somaliya maka saari kartaa Dalka Dowlada Imaaraadka?

    Villa Somaliya oo ku cadaadinaysa Shiinaha in uu Wasiirka Arimaha dibada yimaado.

    Faallo:-Maxaa sababay baaqashada Wasiirka Shiinaha Ee Muqdisho?

    Faallo:-Khudbada Madaxweyne Xasan Shiikh Ee Caawa?

    Maraykanka oo ka baxay xubinimada hay’ado fara badan oo caalamiya

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.