Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»11 kamid Masuuliyiinta Sare ee Eritrea oo xayiraad lagu soo rogay
    Somalia

    11 kamid Masuuliyiinta Sare ee Eritrea oo xayiraad lagu soo rogay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 23, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Midowga Yurub,ayaa oo xayiraadii ugu horaysay ee dhanka Safarada ah ku soo Rogaya 11-ka mid Masuuliyiinta sar-sare ee Eritrea iyo 4 hay’adood oo isla dalkaas ah.

    Sidoo kale maalmaha soo socda si lamid ah Midowga Yurub waxuu xariyaad kusoo rogi doonaa 27-ka mid ah masuuliyiibta dalka Ethopia,kuwaasoo Magacyadooda la shaacin doono.

    Marayaykanka,ayaa asna laga filayaa ilaa beri in ay soo saaraan magacyada saraakiisha iyo shirkadaha reer Eritrea, ee uu xayiraada kusoo rogayo.

    Waa bilow hiil iyo garab istaag loo muujinayo Maatada Qowmiyada Tigreega ee loo geystay xasuuqa ba’an.

    Abdinur Abdalla.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxay ka dhigan tahay in Trump uu ‘Somaliland ugu yeero dal’?

    October 13, 2026

    Ilhan Omar “La i aamusin maayo”

    October 12, 2026

    RIYADH: Xuutiyiinta oo gantaalo ku dilay dad Sacuudiga u tagay Cumro

    October 12, 2026
    Latest Posts

    Maxay ka dhigan tahay in Trump uu ‘Somaliland ugu yeero dal’?

    Ilhan Omar “La i aamusin maayo”

    RIYADH: Xuutiyiinta oo gantaalo ku dilay dad Sacuudiga u tagay Cumro

    Nin Dil iyo dhaawac ka geystay Suuqa Garoowe oo gacanta lagu dhigay

    SANAAG: Puntland oo go’aano Amni kasoo saartay Badhan, kaddib baaqii Suldaan Siciid

    Sagal Cabdi-Wali oo loo doortay Xildhibaan kamid ah Baarlamaanka UK

    Gollaha Wasiirada Puntland oo 3 arrimood ka wada-hadlay

    XOG: Xassan Shiikh oo diyaariyay weerar ka dhan ah Shariif iyo Kheyre

    Itoobiya oo ku eedeeysay Xassan Shiikh ‘in uu khiyaamay’

    DEGDEG: Puntland oo soo saartay habraacyo looga hortagayo cudurka Ebola










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.