Video:-Shiinaha oo ka digay Dagaal ka dhex qarxa Maraykanka iyo Waqooyiga Kuuriya

Shiinaha ayaa ka digay dagaal ka dhex qarxa dalalka Mareykanka iyo Kuuriyada waqooyi, iyadoo xiisada udhaxeysa labada dal ay cirka isku shareertay.

Wasiirka arrimhaha dibadda ee Shiinaha Wang Yi ayaa sheegay in dagaalka aysan cidna ku guuleysaneynin.

Hadalka Mr Wang ayaa yimid maalmo un kaddib markii dowlada Mareykanka ay walaac ka muujisay horumarinta hubka Nukleyrka ee Kuuriyada waqooyi, waxaana Mareykanka uu maraakiib dagaal u diray gacanka kuuriyada,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halakn ka daawo muuqaalka