Video:-Madaxweyne Farmaajo oo si weyn loogu soo dhaweeyay Adis-ababa

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.

Waxaa soo dhoweeyay wafdiga madaxweynaha Masuuliyiin sar sare oo ka tirsan dowladda Itoobiya oo uu ka mid yahay R/wasaaraha Wadanka Itoobiya,hoos ka daawo muuqaalka.

 

Halkan ka daawo muuqaalka