Hot Topics

Madaxweyne Gaas oo xilkii ka qaaday Agaasimihii PAC

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xafiis kiisa ka soo saaray digreeto xeer Madaxweyne Lr.49, kuna saabsan magcaabis Agaasimaha Guud ee Hay’adda Ladagaalanka AIDS Puntland (PAC).

 

Madaxweynaha Dawladda Puntland.

 

Markuu arkay:             Dastuurka Dawladda Puntland.
Markuu tixgeliyey.      Aqoontiisa iyo khibradiisa shaqo
Wuxuu xeeriyey:

 

  1. Waxaa Cabdiqaadir Maxamed Axmed loo magcaabay Agaasimaha Guud ee Hay’adda

Ladagaalanka AIDS Puntland (PAC).

 

  1. Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madxweynuhu Saxeexo, wuuna saxeexay

Madaxweynuhu.

 

–DHAMMAAD—
XAFIISKA, WAR-FAAFINTA, WACYIGELINTA, HIDDAHA IYO DHAQANKA EE MADAXTOOYADA DAWLADDA PUNTLAND.