Dhagayso:-Diblomaasi Caalim”Shirka London waa mid guuleysan kara”

Diplomaasi Maxamed Maxamuud Nuur Caalim oo ka faalooda arrimaha Soomaaliya, kuna sugan magaalada Helsinki ee caasimada dalka Finland ayaa ku tilmaamay shirka London mid  guuleysan kara maadaama buu yiri dawladda Ingiriiska ay waxbadan ka ogtahay xaalada Soomaaliya shirkana iyada ay wadato.

Doplamaasi Caalim ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay in madaxda Soomaalida ay ku heshiin doonaan qodobada ka soo baxa shirka,hoos ka dhagayso codka Caalim.

 

 

 

Halkan ka dhagayso codka Caalim