Dhagayso:-AlShabaab oo dilay 4,281 oo Soomaaliya sanadkii tagay oo kaliya

Ururka Al-Shabab ayaa la sheegay inuu xilligan kaga horreeyo ururrada Boko Haram iyo Daacish marka ay noqoto dadka ku dhinta gacan ka hadalka iyo dagaalka ay wadaan.

Warbxiintan uu qoray wargayska Newsweek ayaa lagu sheegay in sanadkii hore gacanta Al-Shabaab ay ku dhinteen 4,281 halka gacanta Boko Harama ay ku dhinteen 3,499, ururka Daacish-na 2350.

Col.Cabdullaahi Cali Macow oo madaxa Machadka Daraasaadka Amniga iyo Istiraatijiyada oo ku sugan Gobolka North Carolina,ayaa arintaas uga waramaay VOA.hoos ka dhagayso codka Col Macow.

 

 

 

 

Halkan ka dhagayso codka Col Macow