Video:-Daawo khudbadii qiimaha lahayd ee Rw khayre ujeediyay shacabka soo banaanbaxay

Banaanbax balaaran oo lagu taageerayo boqolka maalmood ee dawlada madaxweyne Farmaajo,ayaa maanta ka qabsoomay magaalada Muqdisho.
 
Banaanbaxan ayaa waxaa kasoo qaybaglay in ka badan sodon kun oo qof oo ka mid ah bulshada ku nool magaalada Muqdisho.
 
Banaanbaxan ayaa waxaa ugu horayntii khudbad qiimo leh ka jeediyay RW khayre.
 
Rw Khayre ayaa kusoo bandhigay khudbadiiisa waxqabadkii lixdanka maalmood ee ay jirtay xukuumadiisa.
 
Khayre arimaha uu xusay ee uu sheegay in ay ku guulaysteen ayaa ka mid ah:-
 
 
A.Xoojinta amniga iyo xasilinta Xamar
 
B.Sare uqaadida dakhliga dawlada.
 
C.La dagaalanka musuqmaasuqa.
 
D.Xoojinta nidaamka dawliga ah.

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka khudbada Ra’isalwasaare Khayre