Video:-Madaxweyne Axmed madoobe oo dib usoo laabtay kismaayo saxaafadana la hadlay

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Max’ed Islaam ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Kismaayo kadib safarro uu mudooyinkii u danbeeyay ugu maqnaa dalka dibadiisa.

Axmed Madoobe oo saxaafada la hadlay kadib soo laabashadiisa ayaa ka warbixiyay safarkisii uu ku marayay dalal dhawr ah iyo waxa uga soo qabsoomay,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka