Video:-Ra’isalwasaare Khayre oo shacabka muqdisho la caweeyay

Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa  shacabkii uu la kulmay mid mid u waydiinayey   dhaqaalalaha , amaanta ay u hayaan Xukuumadda iyo  waxyaabihii muhiimka ah ee ay  doonayaan in  si dhaqso ah wax looga qabto.

Mudane Xasan Cali  Khayre  Ra’iisul Wasaaraha dalka aya su’allaha ugu  jawabiyey   dadka Shacabka ah, iyagoo waydinayey  su’aallo la xariira go’anada ay Xukumadda horay u qaadatay iyo  arrimo ay aad u danaynayeen inay wax ka ogadaan si ay u helaan xog dhab ah ama xaqiiqada arriimahaasi,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka