Video:-Erdogan oo gaaray Khaliijka dhexdhexaadina bilaabay

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa soo maanta gaaray magaalada Doha ee dalka Qatar halkaasi oo uu wadahaddallo kula leeyayay madaxda waddankaasi.

Madaxweyne Erdogan ayaa horey usoo maray waddamada Sucuudiga iyo Kuwait, waxaana uu isku dayayaa inuu qaboojiyo xiisadda u dhaxaysa waddamada khaliifka,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka