Video:-Dadka la nool Virus-ka HIV Ee Puntland oo dhistay Dalad ka shaqaysa Daryeelkooda

Dadka la nool Virus-ka HIV ee kunool Puntland oo dalad ka shaqaysa Daryeelkooda samaystay,isla markaana doortay hogaamiye u olaleeya xuquuqdooda.

Madaxweyne Camey ayaa kala qaybagalay dadkaas la nool Virus-ka HIV furitaanka Daladooda iyo xarunteeda ee Magaalada garowe.

Waa horumar kale oo soo siyaaday dhiirigalinta iyo garab istaaga iyo waliba tusida in ay bulshada qayb ka mid ah yihiin Dadka qaba Xanuunkan ayaa ah talaabo horay loo qaaday.

Waxaa xusid mudan in dadkaas ku dhiiradeen in ay banaanka usoo baxaan oo aysan qarsan xanuunka iskuna arkaan qayb bulshada ka mid ah oo mudan in la caawiyo,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka