Video:-Laamaha amaanka Muqdisho oo wada hawlgalo xoog leh

Afhayeenka Wasaarada amniga ee Xukuumadda Soomaaliya Axmed Maxamuud Sayid Carab oo lahadlay warbaahinta ayaa sheegay in ay ciidmada amaanka ee dawladda soomaliya ay laba jibaareen hawlagalada ay kawadaan gudaha magaalada muqdisho kaasi oo ay ku shegeen inay ku baacsanayaan koox ay ku tilmaaameen in ay yihiin Argagixiso.

Shacabka Soomaaliyeed ayaa laga dalbaday in ay la shaqeeyaan Ciidmada Hawlgalada ka sameynaayo gobalkaan Banaadir degmooyinka uu ka koo-banyahay oo mudooyinkii ugu danbeeyay ay ka dhacayeen falal amaan daro ah.

Afhayeenaka ayaa intaasi sii raaciayay hadalkiisa in ciiidamdu qudhooda laga doonayo in ay u dhimriyaan shacabkooda islamarkaana uu dhex maro wada shaqeyn wacan,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka