Video:-Dhalinyarada Gaalkacyo oo ka mudahaaraday colaadaha kusoo noqnoqday Gobolka

Isku soo bax Nabadeed ay dhigeen ardayda wax ka barata Iskuulada Ku kala yaala Waqooyiga iyo Koonfurta Gaalkacyo. Ardaydaan ayaa Ku dhawaaqayay ereyo ay ku dhiirigalinayeen midnimada iyo Wadajir dadka reeer Gaalkacyood,hoos ka daawo muuqaalka

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka