“Farmaajo Lixdii bil uu ahaa Ra’isal wasaraha ayuu shacabka qalday uma qalmo xilkan “

Guddoomiye ku xigeenkii hore baarlamaanka waddanka Kenya, Faarax Macalin oo ka qayb gelayey dood looga hadlyey xaalada iyo dawladda federaalka soomaaliya ayaa sheegay in madaxweyne farmaajo u qalmin xilka madaxweyne ee soomaliya,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA