VIDEO :Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo xariga ka jaray Garoon Cusub oo garoowe laga furay.

Garoonkan ayaa ka mid noqonaya garoomada cagaaran ee habeenkii lagu ciyaaro kubadda cagta iyo Gacanta sidoo waxaa loo qalabeyey hab jimicsiga .

Maamulaha garoonka kubadda cagta sunshine ayaa sheegay in garoonkoodu uu waxyaabo badan kaga Duwan yahay garoomada lamidka ah.

Wasiirka wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha puntland ayaa sheegay in wasaaradda ciyaaraha Puntland ay ka Goan tahay horumarinta sportska.

Madaxweyne kuxigeenka puntland oo xariga ka jaray garoonkan ayaa soo dhoweeyey hirgelintan Garoonkan wuxuuna sheegay in dawladdu qorshaynayso Inay garoonka mire awaare cagaariyaan,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA