Deg-deg:-Dooni Urarnayd Ganacsato reer Puntland ah Oo kusoo caariday Xeebta Dekeda Bosaso

Waxaa Xeebta Dekeda Bosaso kusoo caaryay Dooni urarnayd Ganacsato reer Puntland ah oo siday Raashin,Bagaash iyo Gawaari.
 
Doonidan oo maalmihii lasoo dhaafay dul sabaynaysay Badweynta,ayaa markii hore kasoo shiraacatay Dalka Imaaraadka carabta.
 
Wararka oo dhamaystiran goor dhow kala soco Idil News.