Madaxweyne Waare Oo xilkii ka qaaday Gudoomiyihii Gobolka Hiraan

Guddoomiyihii gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cusmaan ayaa laga qaaday xilkii gudoomiyihii gobolka kadib wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare.

Guddoomiyaha gobolka ayaa loo magacaabay Cabdulaahi Axmed Maalim, xilka qaadistaas lagu sheegay in baahi loo qabo isbadal lagu sameeyo maamulka gobolka,

 

Halkan ka akhriso wareegtada:-