Video:-Puntland Oo daahfurtay Olalaha talaalka In ka badan Afar Milyan Oo Neef

Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta xarunta wasaaradda xanaanada xoolaha iyo daaqa dowladda Puntland ka daahfuray olole lagu tallaalayo kumanaan neef oo xoolo ah.

Ololahaan ayaa inta uu socdo waxaa lagu dawayn doonaa 3 million oo neef halka in ka badan 1.5 million oo kalena lagu tallaali doono sida ay sheegtay wasaaradda xanaanada xoolaha dowladda Puntland,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka