Video:-Madaxweyne Axmed Madoobe oo iskugu yeeray hay’adaha ka hawlgala Jubaland

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Axmed Maxamed islaam,ayaa maanta kula la qaatay hay’adaha ka hawlgala Jubaland.

Kulan ka dhacay Qasriga Madaxtooyada ee kismaayo ayaa Madaxweyne Axmed Madoobe si cad ugula hadlay Hay’adaha ajaanibka iyo kuw amaxaliga ah ee ka hawlgala Jubaland,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka