Alshabaab oo dhawr jiho kasoo weeraray Saldhiga Bali-Khadar Ee Buuraha Galgala

Saldhiga Ciidamada Difaaca Puntland ee Bali Khadar waxaa caawa dhawr jiho kasoo weeraray Maleeshiyo ka tirsan Alshabaab.
 
Saraakiisha Ciidamada Difaaca Puntland ,gaar ahaan Taliska Ciidamada Badda PMBF ee buuraha,ayaa noo xaqiijiayy weerarkaas oo ahaa mid ay dhawr jiho kasooq aadeen Maleeshiyada argagixisada ah ee Alshabaab.
 
Ilaa iyo hada lama xaqiijin karo khasaaraha ka dhashay dagaalkaas,walina waxaa socda dagaalka.
 
La soco wararkayaga danbe.