Dad shacab ah oo xalay saq dhexe lagu laayay Magaalada Gaalkacyo

Labo qof oo Dumar ah ayaa xalay saq dhexe waxaa lagu diley. xaafada Garsoor ee Magaalada Gaalkacyo,sidoo kale waxaa lagu dhaawacay labo Nin oo kale.
 
Dilkan xalay saq dhexe dhacay lama xaqiijin karo cida fulisay ilaa iyo hadasidoo kale laamaha amaanka Gobolka kama hadlin mana bixin wax faahfaahin ah oo ku saabsan sida wax udhaceen..
 
Gaalkacyo xaaladeeda amaan ayaa aad u wanaagsanayd bilihii lasoo dhaafay ,waxaana hawlgalo joogto ah oo lagu xaqiijinayo amaankeeda fulinayya Ciidamada isku dhafka ah ee dhawaan loo sameeyay Magaalada.
 
lasoco wararkayaga danbe iyo waxii kasoo kordha dilkan.