Dhagayso:-Suldaan Garaase oo beeniyay in ay ergada Hargaysa ka timid ay heshiis la galeen

Suldaan Garaase oo beeniyay in ay Ergadii Hargaysa ka timid ay ku heshiiyeen Qodobo.

Suldaanku waxuu si cad usheegay waxay kawada hadleen iyo waxay ku kala tageen ugu danbayntii.

Sidoo kale Suldaan Garaase ayaa qeexay mawqifka shacabka iyo xukuumada Puntland ee dagaalka dib u xoraynta Sool,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka