Gudiga doorashada Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa oo lagu dhawaaqay

Waxaa maanta lagu dhawaaqay Gudiga Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne xigeenka Puntland ee dhici doonta 8-da janaayo oo ku aadan maalinka talaadada ah.

Halkan ka akhriso magacyada Gudiga