Koonfur-galbeed oo aqoonsigii kala laabatay Gudiga Doorashada madaxa banaan Ee Heer Fadaraal

War-Saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa waxa dhaliil xoogan loogu jeediyay Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka ee heer Fadaraal.

Halkan ka akhriso warka kasoo baxay koonfur-galbeed