Muuqaal:-Cali Geedi oo 10.kun dolar ugu deeqay dhismaha Wadada Wadnaha Ee Gaalkacyo

Cali Maxamed Geedi ayaa sheegay inuu $ 10,000 ku taageerayo dhismaha Laamiga Wadnaha Gaalkacyo, ka dib markii uu arkay dad wax qabsanaya oo deegaankooda qurux sanaya iyo Shirkad wadani ah oo si daacad ah wax ugu qabanaysa ” waa Shirkadda Kebarko”. hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka