Muuqaal:-Maxay kawada xaajoodeen Madaxweyne Dani iyo reer Koonfur-Galbeed

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni oo xafiiskiisa ku qaabilay qaar kamid ah bulshada kasoo jeeda gobolada Maamulka Koonfur Galbeed ee ku dhaqan Puntland.

Kulanka Bulshada reer Koonfur-Galbeed iyo Madaxweyne Dani,ayaa la seegay in ay daaran tahay sidii ay uga heli lahaayeen reer koonfur-Galbeed qoondo Golaha Wasiirada Puntland ee laga sugayo in uu ku dhawaaqo Madxaweyn e Deni,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka