Video:-Hawlgalo amniga lagu xoojinayo oo ka bilowday Bosaso

Ciidamadda Booliska Puntland ayaa Caawa ilaa shalay Howlgalo Culus kawadday Xaafadaha Magaaladda Boosaaso ee Xarunta Ganacsiga Puntland.

Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Gen Muxiyadiin Gacmey ayaa sheegay inay Ciidamadu diyaar u yihiin Adkaynta Amniga Caasimadda Ganacsiga Boosaaso.

Howlgaladdan oo ay Fulinayaan Ciidamo gaar ah oo horey loo arkin ayaa kaduwan howlgaladii horey looga fulin jiray Puntland siiba boosaaso.

Fulinta holwgalkan ayaa kusoo beegmaya xili la dilay Maamulihii shirkadda PO& Port u maamuliyeey Dekadda Boosaaso.

Halkan ka daawo muuqaalka