Axmed Madoobe oo eryay mid ka mid ah lataliyayaashiisii muhiimka ahaa

Madaxweyne Axmed Madoobe waxuu dardaray lataliyihiisii dhanka siyaasada Cabdi Cali Raage.

Cabdi waxaa ka timid cabasho fara badan,waxaana khasaare lagala kulmay talooyin siyaasadeec oo uu horay ubixiyay.

Madaxweyne Axmed Madoobe waxaa kusoo fool leh doorasho,waxuuna ku jiraa xagsasho kursi iyo dib uhanasho markale.

Beesha Cawryahan oo ka mid ah beelaha Jubaland wax ka dega ee cabashada ugu badan ay ka imaanayso,ayuu hada ku mashquulsan yahay qancinteeda Madaxweyne Axmed Madoobe.

Dadka la socda xaalka Jubaland,ayaa u arka in Axmed Madoobe Jubaland ay markale ubaahan tahay.

Halkan ka akhriso wareegtada xilka qaadista