Madaxtooyadda Puntland oo War kasoo saartay Geerida C/rashiid Maxamed Xirsi (Akhriso)

GAROOWE (IDIL NEWS)-Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa ka Tacsiyeeyey Geerida Alle ha u naxariistee Marxuum Cabdirishiid Maxamed Xirsi oo xilal kala duwan kasoo qabtay Puntland.

Akhriso War-saxaafadeedka kasoo baxay Madaxtooyadda Dowladda Puntland.